Xidigo Posted February 3, 2009 Hiiraan Online Monday, February 02, 2009 Mogadishu, Somalia (HOL) - Residents of the city of Baidao have demonstrated against the newly elected President of Somalia. The demonstrators were chanting anti-government slogans and after a long march gathered at Dr. Ayub soccer stadium. At the gathering, some religious leaders, including Sheik Ibrahim Adam and Sheik Sharif Sheik Hussein spoke to the crowd telling them of their opposition to the newly formed government. Sheik Ibrahim told the crowd that among the reasons they oppose the new formed government are the fact that it has been established based on the unfair formula of 4.5 and fact that it will be based on a constitution written by human beings. Sheik Ibrahim added that the Somali people will not accept any constitution that is not based on the Islamic Sharia. This anti-government demonstration comes after several pro-government demonstrations have taken place in several cities of Somalia. web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 3, 2009 That's good reason to oppose! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted February 3, 2009 Sheikh Ibrahim later told the crowd that constitutions written by humans were inadequate and that, instead, he prefers constitutions written by squirrels. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 3, 2009 ^Come one dee Xidigo..I'm sure he said the Sharia, something Sharif himself favors. On different note, are candies handed out in demonstrations. It seems everybody a new group takes over a city, there is always 'spontaneous' demonstrations Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted February 3, 2009 Sheikh squirrel-lover here is probably more interested in clan sharia than in Islamic sharia. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 3, 2009 Soomaalidan hadii Nebi loo soo dirana way ku mudaaharaadi .............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted February 3, 2009 ^ haa, adiga waxaa tahay Russian, marka Somalidan ka dhex bax. Originally posted by Xidigo*: Sheikh Ibrahim later told the crowd that constitutions written by humans were inadequate and that, instead, he prefers constitutions written by squirrels. L0L. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted February 3, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Soomaalidan hadii Nebi loo soo dirana way ku mudaaharaadi .............. Mushmacquul!!! Yaa usoo diraayana? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 3, 2009 Guys, guys, guys, shal we dareeree, nothing took place, I was there Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted February 3, 2009 Forced demonstrations? People never demonstrated before, not even against the presence of Ethiopians troops and the TFG in the city. Why now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 3, 2009 Dibadbax ka dhan ah Sh. Shariif 2 Feb 2, 2009 - 2:38:41 PM Dibadbax looga soo horjeedo doorashadii Madaxweynenimo ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta [Feb. 2] ka dhacay degmada Baydhabo ee Gobolka Bay, iyadoo dadkii isku soo baxay ay ku dhawaaqayeen erayo liddi ku ah Sheekha. Banaanbaxayaasha oo la rumeysan yahay inay soo abaabuleen xubno ka tirsan Al-shaabab ayay dadkii ka qaybqaadanayay isugu tagay garoonka ciyaaraha ee Baydhabo, halkaasoo ay kula hadleen xubno ka tirsan Al-shabaab. Sheekh Ibraahim Aadan oo la hadlay dibadbaxayaasha ayaa sheegay in xukuumada cusub ee uu hogaaminayo Sheekh Shariif ay tahay mid aanay aqoonsanayn, ayna u baaqayaan shacabka inay ka hortagaan. "Waxaa la ogyahay in Sheekh Shariif uu ahaa ruxii dagaalka kula jiray Ethiopia, maatana uu raacay xukuumadii dalka soo gelisay cadowga, waxaana u aragnaa in xukuumadiisu ay tahay mid aan ka duwanayn tii ka horeysay" ayuu yiri Sheekh Ibraahim Aadan. Dhanka kale, shir jaraa'id oo ay maanta ku qabteen Muqdisho mas'uul ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo lagu magacaabo Sh. Muuse Cabdi ayuu ku sheegay in qaybaha mucaaradku aysan aqoonsanayn Madaxweynenimada Sheekh Shariif. "Sababaha aan uga horjeedno Sh. Shariif waxaa ka mid ah inuu ka weecday wadadii xaqa ahayd, uuna ku biiray kuwii dalka keenay cadowga, sidaa daraadeed ma aqoonsanayno xukuumadiisa" ayuu yiri Sh. Muuse oo ka tirsan Maxkamadaha garabka Asmara. Ma'suulkan u hadlay Maxkamadaha garabka Asmara ayaa eedeyey Mas'uuliyiinta Maxkamadaha garabka Jowhar inay la safteen Sheekh Shariif oo qaatay dastuurka dalka, isla markaana ay ka xun yihiin mowqifkiisa. Sheekh C/qaadir Cali Cumar ayaa shalay ka sheegay Muqdisho in loo baahan yahay in shacabku aysan dagdagin, isla markaana ay taageeraan xukuumada lagu dhisay Jabuuti, oo ku dhaqmaysa Diinta Islaamka, waa sida uu sheegaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 3, 2009 Meiji: Adeer who forced these people and why? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted February 3, 2009 ^ There were demonstrations in L.Shabelle cities/towns too, in which Alshabaab forced people to demonstrate. ---------------------------- Banaanbax looga soo horjeeday Dowladda cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose Talaado, February 03, 2009(HOL): Banaanbaxyo looga horjeedo Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta waxay ka dhaceen Degmada Marka iyo Deegaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose, inkastoo banaanbaxaas ay ka qeybgalay dad la soo dirqiyay oo aan raali ahayn. Banaanbaxyadan ayaa waxaa soo agaasimay Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo gacanta ku haya Gobolka Shabeelaha Hoose, waxayna dadka ka qeybgalay ay isugu jireen kuwo la dhacsanaa banaanbaxa iyo kuwo lagu amray in ay bannaanbaxa ka qeybgalaan. Culumaa’udiin ka hadlay banaanbaxa ka dhacay Magaalada Marka ayaa sheegeen in ay ka soo horjeedaan Dowladda lagu soo dhisay Jibouti, waxayna sheegeen in aaney aqbali karin in dalka Soomaaliya ay ka taliso dowlad sida ay yiraahdeen aan dadka iyo dalka ku dhaqeynin Shareecada Islaamka. Banaanbaxa ka dhacay Degmada Marka ayaa intii uu socday waxaa dhacday in ay qaar ka mid ah dadkii banaanbaxayay ay ku dhawaaqeen hal-ku-dhigyo ay ku taageerayeen madaxweynaha cusub ee loo doortay Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, iyadoo kadibna dadkii hal-ku-dhigyadaas ku dhawaaqay la kala eryay. Banaanbaxa ka dhacay Deegaanka Aw-dheegle ayaa isna wuxuu ahaa mid ay dadka ku kala qeybsanaayeen, waxaana jiray dad si qasab ah banaanbaxa looga qeybgeliyay, kuwaasi oo sida muuqtaa aan rabin in ay ka qeybgalaan banaanbaxaas. Degmooyin kale oo ka tirsan Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa iyana waxaa laga soo sheegayaa in xoogagga gacanta ku haya oo hoos-taga dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ay qorsheynayaan in ay dhigaan banaanbaxyo ay uga soo horjeedaan Dowladda cusub ee Soomaaliya. Shalay ayay ahayd markii banaanbax looga soo horjeedo Dowladda cusub ee Soomaaliya uu ka dhacay Magaalada Baydhabo oo dhawaan gacan-ku-heynteeda ay la wareegeen xoogagga dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, waxayna culumaa’udiin ka hadlay banaanbaxaas ay sheegeen in aan dalka Soomaaliya lagu xukumi karin wax aan ahayn Shareecada Islaamka. Quote Share this post Link to post Share on other sites