Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Filin aan dhamaad lahayn

Recommended Posts

Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose

 

Dagaal xooggan ayaa maanta (Feb. 24, '08) wuxuu ka dhacay deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo dagaalkaasina uu u dhexmaray maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda deegaankaas iyo ciidamada amniga deegaanka.

 

Dagaalkan oo ay ku dhinteen 3 ruux, 8 kalena ay ku dhaawacmeen ayaa la sheegay in uu salka ku hayo nin dhalinyaro ah oo dhawaan ay bartamaha deegaanka Dhoobley ku dileen ciidanka amniga deegaanka Dhoobley.

 

Warar aynu ka helnay Degmada Afmadoow ayaa waxay sheegayaan in
ninka la dilay ee uu dagaalka ka bilowday intii aan la dilin ay u yimaadeen rag hubeysan oo ka tirsan ciidamada amniga deegaanka Dhoobley, kadibna ay ku amreen in uu demiyo hees uu dhegeysanayay, iyadoo markii uu amarkaas qaatay kadib oo ay raggii ka tageenna uu dib u daaray heestii
nin kale oo la joogay ninka la dilay,
taasi oo keentay in marxuumka ay ku furaan rasaas uu u geeriyooday
.

 

Dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Dhoobley oo la sheegay in uu ahaa mid aad u culus ayaa wuxuu saameyn ku yeeshay dadkii deegaankaas ku dhaqnaa, kuwaasi oo qaarkood ay ku qaxeen xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, halka kuwo kalena ay ku carareen dhulka baadiyaha ah.

 

Xaaladda deegaanka Dhoobley ayaa haatan waxay tahay mid aad u kacsan, waxaana laga cabsi qabaa in uu dagaalka faraha ka sii baxo, isla markaana uu geysto khasaare ka badan tii uu maanta geystay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Nimankan maxa ku saliday Cinemaas iyo Filimaan? Surely there's bigger problems and issues in Somalia? In any case, ak47 aren't going to stop Somalis listening to Music and watching films......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad wareeray waaye, wali Soomaalida dabeecadooda ma baran. Dad madax adagna waaye, oo wax aan tooda ahayn mid kale aanan aaminsanayn.

 

Wuxuu ka dhahay Diinsoor maalin dhawayd markuu ku sugnaa saacado Mukhtaar Rooboow lee cajiibkeeda fiiri:

 

"[D]adweynihii ayaa u sabciyey kadibna wuxuu ku yiri, "Aniga sacabka waxaan ka jeclahay Allaahu Akbar, sacabka waa midka aan soo nacay oo aan ka dagaalamayo..."

 

Allaahu Akbar, sax, qof diidan maleh. Xaa keenay sacbis la dagaalan? They believe in uu sacabka bidco yahay or shuqul isgaaleys iska dhig dhig ah. Dad waashay waaye, meel ay wax ka bilaabaan iyo ka wadaan wali aanan garan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Apparently the man was shot by Alshabaab militia for not turning of Music( la ilaha ilalah). So the relatives(clan) of the man are the ones that sought to take revenge. You are right they are making the same mistakes as lasy year. Remember when they shot some men in a hospital and raided Cinemas. These tactics belong to Iraq and found there way to Somalia. But it is the Job of the Ulema to correct these young man and openly point out that this is the path of the khawarijites, ie killing and terrorising people for doing simple sins. He tried to stop listening to Music, but he commited one of the greatest sins(Murder) in Islam which is punishable by death! In fact, the shariah law they talk about so much, would probably sentence this man to death! We will see where this takes them! P.s, who is this Max'ed Amiin ?

 

 

Madaxii war-faafinta ee MMI Sheekh C/raxiim Cali Muudey oo ku amaray in Max'ed Amiin uu ka baxo Dhoobley.

Posted to the Web Feb 26, 11:07

 

 

Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhoobley ayaa ku soo waramaya in uu jiro khilaaf u dhexeeya kooxaha kala gadisan oo ku sugan Magaalada Dhoobley.

 

Kooxaha ku sugan Dhoobley ayaa waxa ay kala yihiin Isbahaysiga Asmara Kooxda Sh Xassan Turki iyo Koox uu wato Fu,aad Shangole oo la yiraahdo AL Shabaab iyo JIS.

 

Khilaafkan ayaa yimid ka dib markii ay koox dhalinyaro ah oo ka tirsan AL Shabaab ay dileen nin ku sugnaa makhaayada lagu caweynayey goor habeen ah ka dib markii uu ka dhaga adeygay in uu damiyo Music u daarnaa.

 

Madaxii war-faafinta ee MMI Sheekh C/raxiim Cali Muudey ayaa waxa uu sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan xubin ka tirsan Isbahaysiga Asmara oo lagu magacaabo Max'ed Amiin haduusan ka bixin dhoobley.

 

Max'ed Amiin ayaa wax uu ku tilmaamay baaqaas mid la iska yiri uuna meel uga socon Deegaanka uu u dhashay ee Dhoobley

 

Kooxada uu madaxda u yahay Sh Xassan Turki oo aan khilaaf weyn u dhaxeyn Isbahaysiga Asmara iyo MMI ayaa isku dayaya in ay xaliyaan khilaafka laga yaabo in uu isku badalo qaab qabiil

 

Waxaa ka socda goalka J/hoose dadaal ay wadaan culama,udiinka si ay u mideeyaan xoogaga kala gadisan ee ku sugan J/Hoose si looga saaro dalka ciidanka Itoobiya ee ku habsaday dalka.

 

Cabdi Yare

Kismaayo

 

 

http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=8697

Share this post


Link to post
Share on other sites

These people need to use some common if they wanna succeed in fighting the occupation seccesfully.. This is problem with using madhabka Wahaabiya ah. It produces fanatical meniacs with little common sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D And what do you know about “madhabka Wahaabiya ah” yaa Che?

 

Alshabaabs are good assets for future battles! They are highly idealistic in their approach and at times come across agnostic to the majority of Somalis immediate concerns! The sad thing is they come a bit earlier for me, and perhaps for Somalia as well!

 

Don’t condemn them though for isolated mistakes here and there! One can’t, if justice is considered, measure these men and what they stand for by such incidents i.e. an excited soldier taking an innocent life…

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Every Madhab has political undertone. Though Wahaabism can't considered another school of thought, it could be said that they are another Madhab in the context of Islamic politics. It is a jingoistic Arab movement masquerading Islamic movement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this