Xaaji Xunjuf Posted June 18, 2009 Madaxweyne Rayaale oo la kulmay amiirka dalka Kuweyt Written by Qarannews Jun 18, 2009 at 05:15 AM Kuwait (Qarannews)-Madaxwey naha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo socdaal ku jooga dalka Kuwayt, ayaa la kulmay amiirka dalka Kuwayt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al Jaabir Al Sabaah. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac oo ku saabsan kulankaas, laakiin ilo xogogaala ayaa wargeyska geeska afrika u xaqiijiyay Madaxweyne Rayaale oo amiirka la kulmay salaasadii doraad, sida uu warku sheegay kulankaas oo uu goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibada Kuwayt Mohammed Sabah AL Saleem waxa uu Madaxweyne Rayaale, madaxda Kuwayt ugu bandhigay qorshayaal aan si rasmi ah loo shaacin, balse uu warku tibaaxay inay la xidhiidhaan dhinacyada horumarka oo uu ka codsaday inay dawlada kuwayt ka caawiso Somaliland, waxaana la sheegay inuu kulankaasi ka dhacay qasriga Madaxtooyada. Warku waxa uu intaas ku daray in amiirku shalay Madaxweyne Rayaale u sameeyay qado sharaf ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah tujaarta reer Kuwayt iyo waliba wasiirka arrimaha dibada ee dalkaasi, waxa kale oo uu shalay la kulmay ninka leh dhaxalka boqortooyada dalkaas. Madaxweynaha Somaliland oo uu socdaalkiisa ku weheliyo Wasiirkiisa Waxbarashada iyo Xoghayntiisu, waxa uu magaalada Berbera ka raacay Axadii toddobaadkan diyaarad gaar ah oo ay dawlada kuwayt u soo dirtay, waxa la sheegayaa in dawlada Kuwayt si diiran u soo dhawaysay Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxana madaarka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha badhasaabka gobolka ay caasimadu ku taalo ee Kuwayt. Qarannews desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 19, 2009 Warku waxa uu intaas ku daray in amiirku shalay Madaxweyne Rayaale u sameeyay qado sharaf ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah tujaarta reer Kuwayt iyo waliba wasiirka arrimaha dibada ee dalkaasi, waxa kale oo uu shalay la kulmay ninka leh dhaxalka boqortooyada dalkaas. Would love to see photos of that table ,,,, must be big, full of food and lots of calool weynayaal there ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 19, 2009 Yeah I like to see that to I think they have on plate weyn oo ay bariiska ku wadda cunan. By the way the ties between the royal family of Kuwait and the government of Somaliland seems good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 19, 2009 Originally posted by General Duke: Any pics? Yes Adeer, check here the Emir of Kuwait Pictures - 18/06/2009 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 19, 2009 ^^^lool. Some people are having a bad hangover, we had JB and now Nuune. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 19, 2009 ^^ War I was only showing you the pictures and what the Emir was upto on yesterday Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 19, 2009 ^^^^Stick to the topic adeer where are the secessionits, hard at work photoshoping I guess. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Herer Posted June 19, 2009 Its a good step 4 Somaliland to make close ties with Gulf Countries in order to enhance the trade and livestock and even Political issues. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 19, 2009 lool@Nuune What the Emir was up to yesterday does not include sipping shah with Riyaale,which i personally think he should have. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 19, 2009 ^^^ lol Xaaji xiin, Duke missed my little point there, he always referes to me as "secessionits" meel uu dat idea ka keenay garan maayo ee odeyga iga qabo hadaad tol tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 20, 2009 Somaliland President meets with the Emir of Kuwait Written by Qarannews Jun 20, 2009 at 07:32 AM Kuwait (Qarannews)-The Somaliland President, Mr.Dahir Rayale Kahin and his delegation currently visiting Kuwait met with the Emir of Kuwait, Sheikh Nawaf Al-Ahmed Al Jabir Al Sabah this past Tuesday, June 16th, 2009. According to sources from the Horn of Africa Newspaper, the meeting took place at the offices of the Emir of Kuwait and was attended by the Kuwaiti Foreign Affairs minister, Mr. Mohamed Sabah Al Salem. President Rayale and his delegation, which includes the Somaliland minister of Education and the presidential staff departed for Kuwait last Sunday at the invitation of the Kuwaiti government from the port city of Berbera. The Somaliland delegation were also the guest of the Emir of Kuwait at a luncheon held in their honour attended by several prominent members of the Kuwaiti business community, according the Horn of Africa Newspaper sources in Kuwait City. Qarannews will endeavour to publish any further official communique from this visit. Qarannews Next> Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 20, 2009 LOOOOOOOOOL Nuune Riyaale was not on that link you provided. Waraa xaaji prove it that RIyaale is in Kuwait, bring some pictures. Quote Share this post Link to post Share on other sites