SOO MAAL Posted February 17, 2005 Qaahira-16.Februray.2005 Ururka Jaamacadda Carabta ayaa daboolka ka qaadey inay ka mid noqonayaan Ciidamada la keenayo dalka Soomaaliya. Kulan maalinimadii shaley ku dhexmarey Magaalada Abuuja ee Xarunta Dalka Nayjeeriya oo haatan haya Gudoomiyenimada Ururka Midowga Afrika iyo Jaamacada Carabta ayaa waxaa looga wadahadley arimaha ku aadan Ciidamada shisheeye ee la keenayo Soomaaliya. Masuulka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee Jaamacada Carabta Samiir Xusni ayaa wuxuu daboolka ka qaadey in Jaamacadu Carabta iyo Ururka Miodwga Afrika ay isla garteen hanaanka Ciidamo ka socda Labada dhinac lagu geyn lahaa Soomaaliya. Samiir Xusni wuxuu tibaaxay in Madaxda Midowga Afrika ay si wayn u soo dhaweeyeen hawsha Jaamacada Carabta ay kaga qayb qaadaneyso Ciidamada amaan sugida ee la geynayo Soomaaliya, waxaana Midowga Afrika ay sheegeen in Soomaalidu ay si wayn u aaminsantahay Ciidamo carbeed taasi oo qayb ka qaadanaysa in ay yaraato ismaandhaafka ka oogan in Ciidamo hubka ka dhiga Soomaalida la geeyo Soomaaliya. SBC Monitoring Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted February 17, 2005 I have stopped trusting any Somali news thats written in Somali period. p.s. Where's Duke? This kind of thread falls into his category Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted February 17, 2005 i would rather have muslim peacekeepers than ethiopians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted February 17, 2005 I have stopped trusting any Somali news thats written in Somali period. p.s. Where's Duke? This kind of thread falls into his category i would rather have muslim peacekeepers than ethiopians. Exactly the point of most good peace-loving Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 17, 2005 Ethiopia or Arab Druze from Lebanon who cares as long as we get our nation back.. Quote Share this post Link to post Share on other sites