Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: Insecurity and fear stalks the city...

Recommended Posts

Xaalada ka duwan Tiihore oo laga Dareemayo gudaha Magaalada Baydhabo

 

Xaalad ka duwan ayaa soo ifbaxday ka dib iscaslaadee madaxweynaha DFKMG Ah ee Soomaliya C/laahi Yuusuf Axmed taasi oo laga dareemay Gadaha magaalada baydhabo oo fadhi u ah baarlamnkan ,

 

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aan horay looga baran magaalada Baydhabo iyo isku dayo la doonayo in lagu dhaco xarumada Dowlada ayaa soo muuqday waxana ka digay anmurahaasi madaxda ka arimisa gobolka .

 

C/fitaax Max’ed Ibraahim Geeseey oo ah gudoomiyaha Gobolka ayaa ugu baaqay saraakisha amaanka in ay ka hortagaan falalkaasi islamarkaana ay xaqiiojiyaan amniga guud ee magaalada Baydhabo .

 

Bulshada Reer baydhabo ayaa is weydiinaya suurto gal nimada in ay sii shaqeyso Dowlada FKMG ah Ee Soomaaliya maa daama uu iscasilay Madaxweynihii Horboodayay, hase ahaatee sii hayaha Xilka Madaxtiminada DFKMG ah ee Soomaaliya Sh Aadan Madoobe ayaa ka dhawaajiyay in aysan wax raad ah ku yeelan doonin iscasilaadii madaxweynihii dowlada FKMG ah ayna sii jiridoonto xukuumada Raiisulwasare Nuur cade .

 

Mudadii la dhisay DFKMG ah ee soomaaliya ayaa hogaamiyaasheeda sarsare ka bixuiwaayeen qilaafaad dhexdooda ah oo ku saleysan Qeybsi maamul iyo siyaasad taasi oo keentay in maalin cad xafiiska kuu baneeyo madaxweyne yuusuf Axmed oo mudo dheer soohayay una soo halgamayay Jagadaasi

 

Ma ahan Arin ku cusub in ay istaqaaloodaan hogaamiye yaasha sare ee DFKMG ah ee Soomaaliya waxa horay xilkiisa uga tanaasulay Raiisul wasaarihii hore ee DFKMG ah ee soomaaliya Cali Max’ed geedi 29Oct.2007.

 

Isku soo wada duub oo waxaan la ogeyn hala ay wajihi doonto siyaasada Dowlada ayadoo horay isbedelo farabadan ay soo martay inkasto beesha caalamka ay soo dhaweeyeen isacasilaadii uu sameeyay madxweynihii hore Somaaliya , balse shacabka soomaaliyeed ayaa ka walwal san halka ay cagga dhigan donto halka xaalada dalka uu haatan marayo .

 

Max’ed Xaaji Xasan Abuukar

SBCInternational- Baydhabo .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warbixin: Bayshabo oo haawanaysa, Alshabaab oo haatan ku sugan gudaha magaalada Baydhabo iyo xulufooyin siyaasadeed oo laga yaabo inay sameysmaan

Posted to the MOL December 31, 2008, 8:00 am

 

 

Magaalada Baydhabo oo ahaan jirtay xurunta baarlamaanka KMG ah ayaa hadda haawaneysa ka dib markii ay baneeyeen xubno badan oo ka tirsanaa baarlamaanka KMG ah iyo saraakiil ka tursanaa xukuumada KMG ah.

 

 

Wararka ayaa sheegaya in durba lagu arkay suuqa magaalada Baydhabo ururka Alshabaab oo haatan ah cududa ugu awooda badan koonfurta Somaliya ka dib markii burbur ku yimid dowladii KMG ahayd. Soo galida ururka Alshabaab ee magaalada Baydhabo ayaa yimid xili ay iswada casileen maamulkii gobolka Bay amaan xumo awgeed iyagoo sheegay inaysan ku shaqayn karin xaalada hadda taagan.

 

 

Wararka ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay sugayaan bixitaanka ciidamada Itoobiya oo la sheegay inay baxayaan 5-ta bisha wallow shakiyo badan ka soo baxayaan bixitaanka ciidamada Itoobiya.

 

 

Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya aysan ka bixi doonin gudaha Somalia. Kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka Itoobiya ayaa ku eedeeyay dowlada Itoobiya inay hubaynayaa kooxo diimeedyada suufiyada si dagaalka Somaliya ugu badalaan mid diimeed oo u dhaxeeya Somalida. Si ay iyagu dalaal ugu helaan inay ku sii jiraan gudaha Somaliya si nabad ah.

 

 

Dhinaca kale, Magaalada Muqdishu ayaa maanta laga dareemay dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan taageerayaashii Gudoomiyihii gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo ahaa ninka ugu awooda badan magaalada Muqdishu. Maalintii shalay ayaa ciidamada Itoobiya galeen guriga Maxamed Dheere iyagoo la baxay hub taas oo ka caraysiisay taageerayaasha Maxamed Dheere.

 

 

Waxaa jira warar isa soo taraya oo sheegaya in Kooxda Alshabaab sameeyeen balanqaadyo inaysan weerari doonin taageerayaasha Maxamed Dheere hadday iska horyimaadaan ciidamada Itoobiya.

 

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Yes boy show the world your love somalia and remember your baroor for somali-weyn, ala lets not forget calaacal for how you were backbone of somali unity till yesterday.

 

thats why no one believed your uncle or your propaganda nor todays crocadile tears.

 

 

your uncle fell defending a baffon called mohamed dheere........ how tragic

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Come on sxb ,,, it is the same city hada ...
:D

Of course is the same city. The wolfs in sheep's clothing were supporting the TFG before because of the old ailing bloodsucking crook.

 

I hope everything works well for them Inshallah. Those people were struggling for a long time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this