Kashafa Posted May 7, 2010 This is the fruit of Al-Ictisaam's inhizaami, maangaab mentality that is wholly ignorant of fiqh-ul-waaqic. The result as you can see is whole-sale surrender and the bitter sight of the Ethiopian flag fluttering high in the air. Ili Xog ogaal ah ayaa sheegaya in sanadka soo socda Itoobiya ay Ibraahim Dheere u magacaabi doonto Madaxweynaha Maamul ku sheega dhulka Somaligalbeed marka lagaaro 2011-ka wixii intaas ka horeeyana ay sii soca doonaan lashirida beelaha iyo Jaaliyadaha Dibadda. Gudoomiyihii Jabhada Somaligalbeed Sheykh Ibraahim Dheere wuxuu horay u sheegay in ay galeen Xabad Joojin 3 Bilood ah balse arrinkaas ayaa Beenoobay markii la arkay taageerayaasha Jabhadda oo lulalaya Calanka Tikreega iyo labada ciidan oo is dhaxgalay islamarkaana hal cadaw isla leh Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 7, 2010 Cheap propoganda, and emotional appeals are the mark of keligii muslims Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 8, 2010 Kashafa, that is why u should support the ONLF, midda kale change ur language since u r wadaad don't insult every one who u disagree with. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted May 8, 2010 ^Good advice, lakin haddii Sh. Ibrahim sidan noqday maxaad ka filani ONLF?. Ps. Dadka meeshaan jooga, hadal wanaagsan waa ku canaanyoodaan!, adaa iiga marag ah!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 8, 2010 Loool@canaanyoodaan. Lool beenta ma aha lakin sidaas waxaa ah qaarkood uun. Ninkan kashafa ah is daji dheh aduu kuu af fahmi e Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 8, 2010 This is a good lesson for Kashafa ..... if those guy chose to live with the Ethiopians with their beard and red cumaamado ,,,,, then he should expect part of Alshabab could do that too. Quote Share this post Link to post Share on other sites