Che -Guevara Posted March 7, 2007 Macalin Aadan Xaashi Ceyroow oo ahaa taliyihii ciidamada Maxkamadaha Islaamiga isla markaana lagu tiriyo inuu yahay nin aad u mayal adag ayaa cajal maqal ah soo duubay markii ugu horeysay tan iyo markii Maxkamadaha ay iskaga baxeen inta badan Somalia. Aadan Ceyroow waxuu sheegay inuu nool yahay isla markaana maalinta uu dhimanayo la qoray intii uu ku jiray uurka hooyadiisa, isagoo beeniyay wararka sheegay in lagu dilay duqeynta diyaaradaha America ay ka geysteen Koonfurta Somalia. "Waxaan la dagaalamayaa ciidamada cadowga Diinta oo dalka Somalia kusoo duulay dhulkeyga, waana ogahay inaan xoog ugu bixin doono dhawaan," ayuu yiri Ceyroow. Ceyroow ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada Ethiopian-ka iyo kuwa kale ee Afrikanka ah ay cawaaqib xumo kala kulmi doonaan dalka Somalia. Aadan Ceyroow waxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada inay hubkooda qaataan isla markaana ay ka qeyb galaan dagaal uu ugu yeeray Jihaad oo dalka loogu xoreynayo ciidamada uu ku tilmaamay inay kusoo duuleen Somalia. Macalin Aadan Ceyroow waxuu sheegay inaysan ciidamada Maxkamadaha ka bixin Somalia, ayna joogaan gudaha magaalooyinka dalka ugu waa weyn dhawaana ay dalka ka saari doonaan ciidamada Ethiopian-ka. Aadan ayaa wacad ku maray inuu u dhimanayo sidii dalka Somalia ugu bixin lahaa ciidamada Ethiopian-ka iyo kuwa kale ee Afrikanka ah, isagoo beeniyay inay Maxkamadaha ka dambeeyaan weerarada Dowlada lagu qaadayo. "Maxkamadaha kama dambeeyaan weeraradaasi, hoobiyaasha magaalada Muqdisho lagu garaacayo waxaa tuuraya ciidamada Ethiopian-ka,Dowlada KMG ahna wey ogtahay," ayuu yiri Ceyroow. Ceyroow cajalkiisa maqal ah kuma uusan sheegin halka uu joogo laakin waxuu sheegay inuu ku sugan yahay gudaha dalka Somalia , isla markaana uu ka qaban qaabinayo dagaalo uu ku sheegay in dalka loogu saarayo cadowga. Waa markii ugu horeysay oo Ceyroow codkiisa warbaahinta uu soo gaaro tan iyo markii la sheegay inuu ku dhintay duqeynta diyaarada America ay ka geysteen koonfurta Somalia. Fiiro Gaar Ah: Akhrisyaasha waxaan la socodsiineynaa inaan dhawaan bogeena Garoweonline.com usoo galin doono codka Aadan Ceyroow oo dhameystiran. Cabdi Fatax Axmad,GO Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 7, 2007 How do we know its him? Has anyone ever heard his voice or even seen a picture of him? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 7, 2007 We wouldn't know, but the same time, the Yanks and Tigrays have admitted to not catching or killing him. I presume is alive and kicking. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 7, 2007 ^^^I am not saying nor wish for his death, but the fact that he was so media shy, might have a negetive impact on the message hitting home. Xasan Dahir, Khalaf, Abu Mnasuur, IndaCade all were media lovers he was media shy and thus, many people have nothing to compare this new message with. Thus the authenticity of it can not be proven. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 7, 2007 I really admire mujahid Ceyroow. May Allah protect him and the rest of the mujahidins, amin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted March 7, 2007 Does the guy even exist?If he does they are just blowing him out of proportions to link Somalia to Alqaeda. Duke,the media is always not a good thing.Remember Zarqawi and the misfiring blunder? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted March 7, 2007 And where is the video? Quote Share this post Link to post Share on other sites
BiLaaL Posted March 7, 2007 Abaanduuliyaha Ciidamada Golaha Maxaakimta Sheekh Aadan Xaashi Ceyrow oo Farriin cod ah Markii ugu horeysay u soo diray Shacabka Soomaaliyeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 8, 2007 Does anybody know how this guy actually look like? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted March 8, 2007 Originally posted by Che-Guevara: Does anybody know how this guy actually look like? What's the relevance of how he looks like? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 8, 2007 http://www.halgan.net/Mp3/aadan%20ceyrow%200%207-03-07.rm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 8, 2007 Originally posted by General Duke: How do we know its him? Has anyone ever heard his voice or even seen a picture of him? So are you trying to tell us that he is dead? What would you give someone who saw him? or you beleive he is a myth?@lol.....I wouldn't want inaan buunbuuniyo Cayroow, but obviously he is a threat to your so-called Adeer's government? heh. Ha kugu taagnaato! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 8, 2007 Originally posted by Taliban: What's the relevance of how he looks like? [/QB] He is in the shortlist of the GQ man of the year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 8, 2007 Originally posted by Che-Guevara: Does anybody know how this guy actually look like? I think that needs to remain secret...heh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted March 8, 2007 Originally posted by Che-Guevara: quote:Originally posted by Taliban: What's the relevance of how he looks like? He is in the shortlist of the GQ man of the year. [/QB]Shortlist? YOu mean blacklisted in the U.S. terror hunt programs? Good to see you, awoowe, that you are speaking for the U.S. You are doing good since you share alot with America than Ceyrow who is another clan! Quote Share this post Link to post Share on other sites