Sign in to follow this  
Cowke

Somaliland:Xaabsade Suspect In Murder Case Of General Caynaanshe

Recommended Posts

Cowke   

Ma runbaa in xaabsade bastooladiisa nafta kaga gooyey General Caynaanshe markii la tooganayey

 

 

Hargeysa(saraarnews)Sida ay xaqiijinayaan warar xogogaal ahi sanadkii 1996-diina lagu baahiyey wargeyska jamhuuriya cadad soo baxay, oo uu faalo ka diyaariyey weriye Maxamed Bancade oo gobolka togdheer waqtigaa uga soo warami jiray, waxaa la sheegayaa in Dilkii General mohamed caynaanshe guuleed oo ka tirsana Golihii sare ee Kacaankii Siyaad Bare uu gacantiisa ku fuliyey Ahmed cabdi xaabsade oo ahaa taliye xabsiyeed, isla markaana uu isagu watay ciidamadii toogtey generaal caynaanshe, waxa kale oo la sheegay in markii naftu hore uga bixi weyday general caynaanshe uu Xaabsade intuu bastooladiisa la soo baxay nafta kaga dhameeyey, marxuumkaas.

 

Hadaba inkasta oo arintaas aanu xaabsade si weyn u beenin ama aanu sheegin inaanu dilkaas ka danbaynin lagu fuliyey nimankaas Madaxda ahaa ee General caynaanshe ka midka ahaa hadana wuxuu qirtay inuu ahaa taliye watay ciidamadii dilka ku fulinayey General caynaanshe , gabayre iyo Cabdulqaadir dheel, isla markaana uu ahaa taliye xabsiyeed ka tirsan ciidamadii asluubta ee somaliya, qasabna ay ku ahayd inuu fuliyo amar kasta oo la siiyo.

 

Hadaba waxaanu isku deyi doonaa inaanu la xidhiidhno xaabsade si aanu arintas uga xaqiijino.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

the day narnia froze over...when you read articles like this remember that puntland lives in self denial to them the

 

up is down and down is up, reality is fiction and fiction is reality.

 

looooooooooooooool, its called self delusion and they use websites such as this one as a form of masterbashen, just hopin that some guy out there who knows very little will believe them.

 

Xabsade left puntland and is a somalilander to the core.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this