Gabbal Posted October 31, 2006 Maxkamadaha oo beeniyay in ay duulaan ku yihiin Kismaayo Mogadishu 14, Sep. 06 ( Sh.M.Network) Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay duulaan ku yihiin Magaalada Kismaayo. Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa dhinac isaga riixay hadalada soo baxaya ee tilmaamaya in Maxkamadaha islaamka ay qorsheynayaan weerar ay ku qabsadaan magaalada Kismaayo, taasoo ay ku tilmaameen mid la buunbuuniyo oo la doonayo in la isaga horkeeno maxkamadaha iyo isbaheysiga D/jubba. Madaxa dacwada iyo Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxa uu sheegay in Maxkamadaha islaamka ay dhowrayaan heshiiskii dowladda, isla markaana aanu jirin meel ay duulaan ku yihiin. Hadalka Sheekha ayaa ka dambeeyay ka dib hadalo maalmihii ugu dambeeyay ka soo yeerayay mudanayaal ka tirsan baarlamanka Somalia oo sheegaya in maxkamadaha ay duulaan ku yihiin magaalada Kismaayo. Shabelle Media Network Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 31, 2006 Well they flip flop, right? The article probably dated prior to the reshuffling of the cabinet ministers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 31, 2006 I am finding alot of things disturbing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted November 1, 2006 flip flop is their middle name! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 1, 2006 ^^^ Tragic really, I rememebr no millitias in Beerxani, then they were disarmed and later those invicable, disarmed millitias surrendered? Turki says we will attack Somliland, Puntland and start with Baidoa. Sharif Ahmed says, we wont attack any where, then goes to Bur-Hakabo and says motivates the boys in the coming war. Its all garbage.. Quote Share this post Link to post Share on other sites