Paragon Posted January 29, 2008 Ciidamada Itoobiya oo Caawa kaguuray Muqdisho inteedii badnayd una diyaar garoobayo sidii ay Soomaaliya uga bixi lahaayeen. 29 Jan 2008 Posted to the Web 29 Jan 08, 17:44 Kadib Hal sano oo ay dagaallo iyo qaraxyo xoogleh kasocdeen magaalada Muqdisho ayay Caawa Miradhal naqdeen Dadaaladii ay Kooxaha waxiska caabunta Soomaliyeed Muqdisho kawadeen. Caawa Maqribkii ayay Ciidamadii Itoobiya ee xarumaha kulahaa Wasaaradihii Qaranka Soomaaliyeed ay isgaa carareen, ilaa iyo 5-goobood oo ay kuusganaayeen Ciidamada Itoobiya ayaa Caawa faaruq ah waxaana kamida meelaha ay Ciidamada Itoobiya ka guureen, Warshadii hore ee Baastada, Wasaarada G/dhiga, Guul-Wadayaasha, Kuliyadii Jaala-siyaad. sidookale Ciidamada Meleteriga dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa faarujiyay gebi ahaanba fadhiisimadii ay kusugnaayeen oo ay kamid ahaayeen Fagaaraha Tarbuunka, Xera Ruush ilaa iyo Saldhiga Booliska degmada Hodon. Warar goordhaw nasoo gaaray ayaa xaqiijinayo in Ciidamada Itoobiya ay ka guureen Warshada Caanaha , Guul-wadayaasha iyo Xerada Maslax duleedka magaalada Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegayo in Ciidamada Itoobiya ee kusugan Garoonka Isbartiibada Muqdisho ay alaabahooda Xirxirteen islamarkaana saacadaha soosocdo ay isku diyaarinayaan in ay ka guuraan Wadada 30-ka, ilaa iyo hada lama oga sababaha ay Itoobiyaaku uga guureen Muqdisho waxaasa xaqiiq ah in ay u adkaysan waayeen Weerarada ay kooxaha Muqaawamadu kumiraan xiliyada Habiin kii ah. . Cadaado.com Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 29, 2008 Ciidamadii Itoobiya Oo Caawa Ka Guuray Fariisimadooda Ciidamadii Itoobiya ayaa caawa caawa bilaabay inay isaga baxaan fariisimo muhim ah oo ay ku lahaayeen magaalada Muqdisho. Waxay ka baxeen Digfeer, Tarabuunka, Shiirkole iyo xeradii Maslax. Ciidamadii dabadhilifka ayaa iyagana faaruqiyay fariisamaha difaaca safka hore u ahaa ciidamada Itoobiya. Waxay ka baxeen Kasa bobolaare, Tarabuunka iyo kuwo kale. Ilaaha weyn oo mahadle! Mujahidiinta Somaaliyeed waxay Itoobiya u galeen Bay, Bakool, Hiiraan, Shabeelaha Hoose si gurmadka iyo logistikada looga xayiro ciidamada Itoobiya. Dalkanews, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 29, 2008 Too good to be true... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted January 29, 2008 Originally posted by xiinfaniin: Too good to be true... Indeed tooo Goooood to be TRUE!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted January 29, 2008 This what al jazeers reports instead. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 29, 2008 ^^Yeah, I know. I've been told of this news hadaayo but i waited until some sites write about it. Yah, too good to be true! Allahayoow1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabriye amp co. Posted January 29, 2008 Unbelievable.. Ma Somaliyadeeni ayaa xoriyadeedii usoo labatay bal hade ufiirsada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 29, 2008 War Duke wadni gariir haku ridana Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 29, 2008 Ciidamadii DKMG soomaaliya ayaa isga baxay fariisimo ay ku lahaayeen warshadii hore caanaha ilaa takabuunka . Sh, M network 29 Jan 08, 16:45 Ciidamadani oo katirsan militariga DFK soamaaliya ayaa la xaqiijiyey inay 6:00 dii maqribnimo oo qadar daqiiqado dhiman ay isaga baxeen warshadii hore ee caanaha ilaa tarabuunka. Dadka deegaanka ayaa shabelle u sheegay inay arkayeen ciidamadaasi oo wata gadiidka dagaalaka oo halkaasi ka siibaxaya waxa ayna ciidamadaasi sii mareen wadada laamiga ah ee tarabuunka iyagoo ugudbay KM4.lama oga halka ay ciidamadaasi aadeen waxaan sidoo kale aan laga warqabin in ciidamadaasi ay dib ugu soo laaban doonaan iyo in kale fariisimadii aay kabaxeen. Dadka dagan goobaha ay ciidamadu caawa kabaxeen ayaa si weyn usoo dhaweeyay bixitaanka ciidamadaasi iyagoo qaarkood usoo baxay caawa markii ugu horeysay wadooyinka deegaanadaasi. Bixitaanka ciidamadani ayaa kusoo beegmaya xili ciidamo fara badan oo Ethiopian ah ay isga baxeen wasaaradii hore ee gashaandhiga lama oga meesha ay ciidamadaasi aadeen. Waxii warar ah ee laxiriira bixitaanka ciidamadani waxaynu idinkugu soo gudbineynaa wararkeena soo socda. http://www.shabelle.net/view_contents.php?articleid=768 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabriye amp co. Posted January 29, 2008 LOOOOOOOOOOOOOOL Duke "cardh" haloo xoqo.. we need a confirmation from Gen.Gabre. ASAP Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 29, 2008 Paragon...Ceyrow and co have done some serious damage, not mention Roobow rooming freely in Bay/Bakool, and Turki handling the Jubbas. This is probably tactical retreat, but nonetheless Ethios have felt the heat. America's funding of the war will not likely continue either. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 29, 2008 ^^I think the Ethios are retreating back to baidoa and the supply route, which has been a real target lately. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 29, 2008 ^^Dhagahooda qiiq kabaxaya waa in Soomaaliya saaraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabriye amp co. Posted January 29, 2008 Lets hope for the best and expect the worst. I don't think ethiopians are just going to disappear. most likely to be a tactical retreat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 29, 2008 ^Indeed, Galbeyte. Quote Share this post Link to post Share on other sites