Sign in to follow this  
Allamagan

Open letter to Indho Cade and the court gangs

Recommended Posts

Aaway maxaakiimtii la lahaa wa aay gaareen meeshaas & sheekadii ahayd Indho Cadena waa laga qaaday meesha. Tan iyo intee ayeey sidaan usii caburin doonaan dadka.

 

-------------------------------------

 

Warqad Furan oo ku socota Sheekh Yuusuf maxamed Siyaad Indhacade oo ah madaxa Ammaanka Golaha Maxaakiimta islamka

 

Niinka Lagu Magacabo Yuusuf Indhacade waan Qosla marka an magaciisa maqlo Waxaan isku baranay Magalada marka ee gobalka Shabelada Hoose Marka cadey wax badan baa iska badalay Xalada , Sheekh yusuf Waxa inta badan Ku doodi Jiray in uu Xaq badaan u leeyahay in u marka Xukumo , Waliba uu ku dhashaay kuna kooray idoo la Og yahay mesha uu Dhalsho ahan Beshisa uu kaso Jedo , Yusuf maxamed siyad indha Cade Waxaa uu Gobalka Marka ee sheebalada hose Xoog ku hestay wax ka badan 10Sano oo an Lagula xiisabtamiin xuman iyo Samana Waxa uu gestayay indha Cade ,

 

Yuusuf Indha Cade waxa uu Samaestay.mamul .(ASIGA)Hoos taga oo dadka uu dhashay marka oo Lagu amray in aay Xoog Ku tageran Waxa Mar lesku dayay in mamul lag dhiso Goobla Shabelaha hose Ee Marka cadey , Waxa si Toos ah ugu Hor yimad dadka U dhashay Deganka idoo dowladii TNG lagu amaray in aan halkan Laga Dhisi Karin mamul ayasan Dadka deganka Raali ka heen , hadaba Waxaa Cad in Dhawaan Maxkamadaha islamka aay sheegeen in aay ka warejiyeen .magaladaMarka Cadey Ee Gobalka shabelada Hose Yuusuf Maxamed Siyad Indha cade in ay ka Warejiyeen Magalada marka ee Gobalka Shabaleda hose, taas oo ilaa hada meesha wax ka Hirgalay aysanba Jiriin madama Mesha uu wali Ka jiro mamulkii Yusuf indha Cade ka Dhisay walina uu Joga Niin layira Cali bariire oo ahaa ku xigeenka Shabeelada Hoose Kuna hadla Cadka Yuusuf Maxamed siyad Indha cade , Rabiga waa na Tusi kara Goobalka shabelada Hoose oo Xur ah kana madax banan Gacanta yusuf indha cade.

 

Waxaan Si dhumasho ah 25/10/2006, an ku tagay socdaal Magalada marka ee Gobalka shabelada Hose oo an aniga kuna dhashay kuna barbaray aala mahada lahee wana meel Xaq badan igu leh wana dagan wanagsan oo an ku fano in iguna fano , oo aan xaq badan uu leyahay in aan ka hadlo ayahiisa iyo mustaqbalkisa, Walina kuma arag Sidii Hore waxa ka Duwan beesha aan ka Dhashay ilaa wali ma ku Qanacsana walina waxa lagu haya Culuski iyo Dulsarki hora uu Sarna ,

 

Fadlan NB: Waxaan umada somaliyed iyo Maxkamadaha islamka ka Codsaneyna in il Gara Lagu ego magalaada marka ee Gobalka Shabelada, Hoose oo wali besha Sheekh Yuusuf Ka dhashay Qeyradkiisa aay ka Sabri la'dahayWaxan walalahena beesha Cayar ee ********** ka Codsaneyna in aay Culeska naga dulqadan , WanaWax aan xaq badan uu lenahay in aan ka hadalno .Deegaankeena.

 

OGeysis

 

Waxa halkan ugu baqaya dhaman siyasiyinta beesha biyamaal ee Xaqa uleh magalada Marka Ee gobalka shabelada Hose iyo dadka kale oo Deganka uu leh xaqa kule , sida besha Tuni Galadi & Bagadi Jiiddo.Waxaa Lagu wargalinaya in ay Si Toos ah ula socadan waxa ka Dhacayo Gobalka shabelada hoose ee marka .

:Og dhaman dadka kaso Jeda magalada marka Ee Gobalka Shabelada Hose waxa Lagu wargalinaya in aay la socdan Dhaq dhaqaq beesha cayar aay ka wado Gobalka Shabelada Hose waraqada Hose waxa ay kusocata

Dhaman Shaqsiyadkan . aan so Shegi Dono kana so Jedo degaan kaas

 

1:Guddoomiyaha Golaha Maguurtida Biyomaal :Eng. Ibraahim Maadey Axmed, .

2:Prof. Abdurahman Adan Ibbi

3:Danjire CabduLahi Sheikh Ismaaciil.

qowmiyada banaadiriga

4:Maxamed Cismaan maye madaxa qowmiyada banaadiriga

 

waxa Qoray:

 

Sheekh Cumar sheekh Farax (CIID)

UK Bristol source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this