Xudeedi Posted October 7, 2010 Siyaasiga ruug cadaaga ah ee Axmed Guure AAdan islamrkaana jagooyin kala duwan kasoo kala qabtay maamul goboleedka Puntland marna ahaan jirey gudoomihii Baarlamaanka Puntland oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ku eedeeyey xukuumada puntland inay wadaan dagaalo ka dhan ah dadka deegaanka sanaag, heylaan iyo Galbeedka Bari gaar ahaan sida uu sheegay dagaalada ka socda deegaanka galgala ay yihiin kuwo lagu doonayo in lagu dhibaateeyo dadka deegaankaasi. Mud, Guure ayaa tilmaamay inay maamulka puntland gaar ahaan madaxweynaha c/raxmaan Faroole ay dagaalka ku dabakhayaan in la xasuuqo dadka shacabka ah ee deegaankaasi islamrkaana ay caalamka u sheegayaan sheekada xiligan socota ee waa argagixiso iyo alqaacida islamrkaana la gubay beero guryo iyo hanti kale oo ay lahaayeen dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaankaasi . Sidoo kale mud,guure oo la weydiiyey inay jiraan wadahadal ay la yeesheen madaxweynaha puntland c/raxmaan faroole islamrkaana kala hadleen arintan xiligan jirta ee dagaalka in lagu dhameeyo wadahadal ,ayuu ku jawaabay inuu madaxweyne c/raxmaan faroole ku gacan seyray arintaasi iyadoo uu ku tilmaamay inuu la dagaalamayo niman alqaacida ah balse uusan dheg jalaq usiin Odayaashii iyo waxgaradkii deegaanka sanaag bari ee ergada ahaa . Siyaasigan axmed guure aadan ayaa ugu baaqay waxagaradka ,aqoonyahanada ,siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka puntland inay ka hor tagaan dagaaladan ay ku dhimanayaan dadka walaalaha ah ee uu wado sida uu sheegay maamulka puntland masuuliyiinta ugu sar sareeya. Yaasiin Faytin Xafiiska Muqdisho GalGalanews.com. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 7, 2010 Thanks Xudeedi for the Update and Analysis of our Northern conflict-prone regions. It's sad state of affairs borne by our incompetent and short-sighted leaders driven mainly by skulduggery and greed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 7, 2010 Axmed Guure Adam spoke of the truth, Thanks Xudeedi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Burn Notice Posted October 7, 2010 Originally posted by Som@li: Axmed Guure Adam spoke of the truth, Thanks Xudeedi LMAO...maybe we should ask the former puntland tea lady for her opinion Quote Share this post Link to post Share on other sites
AhmadTaha Posted October 7, 2010 Originally posted by Som@li: Axmed Guure Adam spoke of the truth, Thanks Xudeedi lol .. oo illeen kaasina weli meeluhuu warwareegaa, Alla maxaa maalin aan Garowe ugu soo galnay orod ka dhacay. nin buuran buu ahaa waa is gooyey. lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 7, 2010 The mysterious appearance of strange aliases has begun. Burn Notice aka the self-styled Australian and investor of the Range Resources, Ltd. with 48 posts. Ahmed Taha with 2 posts. Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 7, 2010 Originally posted by NASSIR: The mysterious appearance of strange aliases has begun. Burn Notice aka the self-styled Australian and investor of the Range Resources, Ltd. with 48 posts. Ahmed Taha with 2 posts. Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others. Gabanku wuxuu ilaaway you are guru of SOL... War i sheeg ... illeyn Sr. SOL member baad tahaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Burn Notice Posted October 7, 2010 Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others. LOL, that's the pot calling the kettle black...you've negative about everything that's not Maakhir ..try being a little more consistent with your support and you might salvage some credibility also don't be so niave, you should be Thankful (lol)that I am investing in a company that is trying to better your country...oh I forgot, you only care about "your people" and "your region" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Burn Notice Posted October 7, 2010 The mysterious appearance of strange aliases has begun. no need for aliases and I've been a SOL member for years...you wouldn't be a racist would you? I'm pretty certain i've done more good in this world than you have but keep up the propaganda...it keeps me amused Ü Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted October 7, 2010 Originally posted by NASSIR: The mysterious appearance of strange aliases has begun. Burn Notice aka the self-styled Australian and investor of the Range Resources, Ltd. with 48 posts. Ahmed Taha with 2 posts. Pls introduce yourself to the Nomads and Sr. Nomads b4 you commit to negative energy by bashing others. i've never laughed so hard. Did he actually say that he was an Australian Investor? Outrageous indeed, another illusional SSDF cheerleader. Keep re-inventing more characters, i won't be surprised if one of them claims to be Melez Zenawi on SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Burn Notice Posted October 8, 2010 Lol..dumb & dumber Cyber warriors..kings of spin ..get a life clowns No one's buying your BS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 8, 2010 Originally posted by Burn Notice: ... also don't be so niave, you should be Thankful (lol)that I am investing in a company that is trying to better your country ...oh I forgot, you only care about "your people" and "your region" ^ Touché! Quote Share this post Link to post Share on other sites