Duufaan Posted May 15, 2009 Posted: 5/15/2009 8:39:00 PM Shabelle: MUQDISHO Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in maalmaha soo socda ay si deg deg ah dalka uga sifeyn doonto kooxaha mucaaradka ee ka soo horjeeda xili maalmihii la soo dhaafay ay dagaalo ka soconayeen magaalada Muqdisho. Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga dowladda KMG Soomaaliya C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo maanta ka qeyb galayay Munaasabadda 15-May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay heysato taageerada shacbiga iyo tan beesha caalamka islamarkaana ay maalmaha soo socda sida ugu dhaqsiyaha Badan ay guud ahaan dalka ka sifeyn doonto xoogaga Mucaaradka sida uu sheegay wasiirku. “Dowladda Waxaa ka go’an in ay iska difaacdo Mucaaradka oo ******** Diimeedka ah oo magaca Islaamka iyo diinta ku dhuumanaya,waxaana idiin balan qaadaynaa in maalmaha soo socda wadanka laga sifeyn doono oo meelihii ay ka imaadeen ay ku noqdaan”ayuu yiri Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga dowladda KMG Soomaaliya. Ra’iisul wasaare ku xigeenka Ahna wasiirka tamarta C/waaxid Cilmi Goonjeex oo isna ka hadlay maanta munaasabadda 15-ka May ayaa waxaa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay in xoogaga mucaradka ay ka soo horjeestaan hogaamiyahoodii Maxkamadaha Islaamiga oo haatan madaxweyne u ah dalka Soomaaliyeed. Hadalka ka soo baxay dowladda KMG Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xili maalmihii u dambeeyay dagaalo xoogan ay magaalada Muqdisho ku dhexmarayeen xoogaga mucaardaka iyo dowkadda KMG Soomaaliya taasoo inta ugu badan qasaare ay ka soo gaareen shacbiga ku nool Magaalada Muqdisho. Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in maalmaha soo socda ay si deg deg ah dalka uga sifeyn doonto kooxaha mucaaradka ee ka soo horjeeda xili maalmihii la soo dhaafay ay dagaalo ka soconayeen magaalada Muqdisho. Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga dowladda KMG Soomaaliya C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo maanta ka qeyb galayay Munaasabadda 15-May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay heysato taageerada shacbiga iyo tan beesha caalamka islamarkaana ay maalmaha soo socda sida ugu dhaqsiyaha Badan ay guud ahaan dalka ka sifeyn doonto xoogaga Mucaaradka sida uu sheegay wasiirku. “Dowladda Waxaa ka go’an in ay iska difaacdo Mucaaradka oo ******** Diimeedka ah oo magaca Islaamka iyo diinta ku dhuumanaya,waxaana idiin balan qaadaynaa in maalmaha soo socda wadanka laga sifeyn doono oo meelihii ay ka imaadeen ay ku noqdaan”ayuu yiri Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga dowladda KMG Soomaaliya. Ra’iisul wasaare ku xigeenka Ahna wasiirka tamarta C/waaxid Cilmi Goonjeex oo isna ka hadlay maanta munaasabadda 15-ka May ayaa waxaa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay in xoogaga mucaradka ay ka soo horjeestaan hogaamiyahoodii Maxkamadaha Islaamiga oo haatan madaxweyne u ah dalka Soomaaliyeed. Hadalka ka soo baxay dowladda KMG Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xili maalmihii u dambeeyay dagaalo xoogan ay magaalada Muqdisho ku dhexmarayeen xoogaga mucaardaka iyo dowkadda KMG Soomaaliya taasoo inta ugu badan qasaare ay ka soo gaareen shacbiga ku nool Magaalada Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted May 15, 2009 C/shakur warsame a man of Peace carvan or worst ever national traitor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted May 15, 2009 .Shariif goverment signed their is dispute is somalia water when no dispute existed in order to give Kenya part of somali sea. watch the video http://www.somalital k.com/2009/may/13/ba dda72.html we are only dealing the countries who have agree, that they have disputes Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted May 15, 2009 He is guilty of selling 64.000km2 of Somalia so he should face Military Trial ASAP. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 15, 2009 When they started the war, they made all other issues irrelevant. They made their bed and now they must sleep on it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2009 Duufaan, keep your eye on the ball. It's a war you are fighting, and it's Sharif you are tying to replace as a head of a state. Ina Abdishakur is a minor desciple! He is a mere Minster in Sharif’s council. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2009 ^^^You are right its the Sharif who signed away the sea to Kenya and he should be tried and executed. Right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted May 15, 2009 Duufaan, keep your eye on the ball. It's a war you are fighting, and it's Sharif you are tying to replace as a head of a state. Ina Abdishakur is a minor desciple! He is a mere Minster in Sharif’s council. I suspect Xiin is cabdishakuur ... no one lese could be so BLIND on all his CRIMES Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2009 ^^ Good one Cige. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted May 15, 2009 ^^ Waryee cige dagaal aa lagu jiraa balooniga daji niyow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cige Posted May 15, 2009 Xiin check my other thread about you Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2009 Cige, Duke & Co dagaalkooda si wacan baan u fahamsanahay. They are conflicted in this war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2009 ^^^Xiin, adeer you are the only one who is conflicted everything you stood for is becoming hot air. Sharif Ahmed, is visionless. He is cowring in Mogadishu, thus has no base & is unpopular. He sold the sea, thus not a nationalist. He is call on his clan, thus a clanist. He is shelling the city, thus heartless. He is hiding behind AU forces, thus a puppet. Do I go on? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 15, 2009 ^^Yes if it makes you feel better. Dont envy Sharif, it's not good for the heart. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2009 ^^^Envy who? A man who pretend to be the panacea and turned out to be the poison. Adeer its funny you belived all the hype. Quote Share this post Link to post Share on other sites