Sign in to follow this  
General Duke

Marka the suffering continues:Thug [ Inda Cade] increases taxes on POOR...

Recommended Posts

Lets see how many people reply to this and take a stand against the evil actions of Inda Cade and his thugs...

 

MARKA: Dadweyne lagu xirxiray xabsiga Marka kaddib markii ay bixin waayeen Canshuuraad la kordhiyay

Posted to the Web Jul 02, 15:28

 

 

Marka (PP) - Dadweynaha Deegaanno ka tiran Gobolka Shabeellada Hoose ee uu madaxda ka yahay Yuusuf Indho-cadde ayaa waxay si weyn uga cabanayaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin canshuuraadka oo lagu kordhiyay.

 

Wararka ka imaanay Degmada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxay sheegayan in xabsiga gobolkaas ay buux dhaafiyeen dad lagu soo xirxiray lacagaha canshuuraadka oo ay dhiibiddooda awood u waayeen kaddib markii uu maamulka gobolkaas kordhiyay.

 

Haweeney magaceeda qarisay oo qadka taleefoonka kula hadashay Puntlandpost iyadoo ku sugan degmada Marka ayaa waxay sheegtay in ninkeedii loo taxaabay xabsiga kaddib markii ay bixin kari waayeen lacago canshuur ah oo gurigooda laga doonayay, waxayna sheegtay in xaaladda ninkeeda ay tahay mid halis ah isla markaana uusan xabsiga xamili karin xanuunno uu qabo awgood.

 

Maamulka Shabeellad Hoose ayaa la sheegay inay kordhiyeen dhamaan canshuuraadkii ay ka qaadi jireen gobolka, iyadoo degmada Marka ay ka go'an tahay maalintii 5-aad qaybaha kale ee gobolka hirar bacaad ah oo xiray waddada awgeed maamulkana uusan waxba ka qaban.

 

Yuusuf Indho-cadde oo ah xubin taageera midowga Maxkamadaha Islaamiga ah isla markaan ah guddoomiyaha Gobolkaas ayaa dadka ku kordhiyay canshuuraadkii uu ka qaadi jiray, xilli ay Maxkamadaha islaamiga ah Sheegaan inaan wax lacago ah laga qaadin goobaha ay ka taliyaan ama taabacsan iyaga.Waana arrimaha badanaa shakiga geliya dhamaan shacabka Soomaaliyeed, marka laga hadlayo arrimaha Maxkamadaha Islaamka , weliba kuwa uu sida gaarka ah uu u maamulo Yuusuf Indhocade.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Were are Dhubad, Ubahane, Olol, Xoogsade. Those who are fighting for justice and want to shed their blood for the Somali people.

 

Before you begin your attack on the Tigray, can you first kindly help remove the alleged drug baron Inda-CADE and his clan occupation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this