General Duke Posted July 28, 2006 Dibadbax looga soo hor jeedo dilkii Deerow oo ka dhacay Baydhabo Baydhabo - 28.July.2006 Bannaanbax ballaaran oo saamayn ku yeeshay guud ahaan dhaqdhaqaaqa iyo amniga magaalada Baydhabo ayaa galabta ka dhacay xarunta dawladda federaalka kumeel gaadhka ah ee magaalada Baydhabo. Bannaanbaxan ayaa lagu cambaaraynayey isla markaasna ay oogeen dadweyne si weyn uga caraysan dilkii loo geystey maxrxuum Cabdalla Deerow ***** oo kamid ahaa golaha xukuumadda dawladda federaalka Soomaaliya. Dad caraysan ayaa ku yaacay guriga uu magaalada Baydhabo ka deggan yahay guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, Shariif Xasan Shiikh Aadan hase yeeshee waxaa dadkaasi dib u celiyey ilaalada guddoomiyaha baarlamanka oo xabbado cirka u ridey. Dadka isu soo baxay ayaa ku dhawaaqayey ‘Doolar Qaate Dooni Mayno’ waxana ay khasab ka dhigeen in albaabada loo laabo goobaha ganacsiga ee magaalada Baydhabo. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 28, 2006 ^^I think this sort of killing has the imprints of A/Y brutalities as well as the warlords he harbored in Baydhabo, like Qeybdiid and Qanyare. Who else could go and do such things with sane mind? I dont want to go down that line with your malnourished mind, but since you are at it ponder whether it could have been done by those who are very skillful in individual assasination, like those of the numerous Somali army and police officers and intellectuals in Xamar. You think dadka in ay dhohan yihiin warya, just dont talk about political assasination while u support the ICU.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 28, 2006 ^^^Juje, dont mind this dude he forgets the assasination of A/Qadir Yahye, and all the officers.. BAYDHABO: Ugu yaraan hal ruux ayaa loo qabtay dilkii Marxuum C/lla Deeroow oo maanta lagu toogtay Baydhabo Posted to the Web Jul 28, 16:53 Baydhabo (PP) - Hal qof ayaa loo qabtay dilkii ALLAHA u naxariisteen maanta loogu geytay Baydhabo Marxuum Cabdalla Deeroow ***** oo ahaa Wasiirkii dastuurka iyo arrimaha Federaalka laguna toogtay maanta Baydhabo xilli uu ka soo baxay Masjid u ku tukaday salaaddii Jimcaha ahayd. Qofkaan oo ay qabashadiisa iska kaashadeen ciidammada Madaxtooyada Somalia iyo kuwa boliiska ayaanu u xaqiijin saxaafadda Taliyaha saldhigga Degmada Baydhabo Aadan Biid, waxaana uu sheegay in qofkaan baaritaan lagu sameyn doono isla markanaa sharciga la marsiin doono haddii ay ku caddaato inuu geystay falka dilka Marxuum C/lla Deeroow. Ma sheegin taliyuhu inuu yahay qofka ay qabteen kii geystay dilkaas iyo inuusan ahayn, balse warar hoose oo ay Puntlandpost ka helayso Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in qofka la qabtay uu yahay kii dhowrka xabbadood ku dhuftay Marxuum Deeroow. ALLAHA u raxmadeen C/lla Deeroow ayaa dhowr xabbadood laga dhuftay laabta iyadoo mid ka mid ah rasaastaas oo ka haleeshay wadnaha uu u dhintay marxuumku, waxaana la sheegay inuu shalay uun ka yimid magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted July 28, 2006 ^^Could you please name one simple incident or statistic soon after those criminal warlords were ousted from Mogadishu? Just tell us one killing deliberate or not that took place in Mogadishu after their departure. Don't worry about my tribe,or if I support ICU for tribal reasons, because I am Ajuuraan, a historical tribe that doesn't exist now in Somalia and its territories. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted July 28, 2006 Originally posted by General Duke: ^^^Juje, dont mind this dude he forgets the assasination of A/Qadir Yahye, and all the officers.. Saaxiib you don't know what you are talking about. Abdulkadir Yahye was slained during the heydays of the warlords in Mogadishu and not after they were uprooted from the Capital by the Islamic Courts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 28, 2006 Allaha u naxariisto marxuunka Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted July 28, 2006 ilaahay ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted July 28, 2006 Ninkaa masaakiinka ah ciddii dishay waa la helidoonaa, waana la ogaan doonaa... could it be Amxaaro? We shall see...... Go figure:......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 28, 2006 Illahey ha u naxariisto. For the rest of you guys, a little respect please, this for amxaaro, icu or tfg is this or that nonse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 29, 2006 Allah ha unaxariisto, danbigiisana Allah ha dhaafo. He and few others were the only non criminal members in the TFG. However, a full investigation has to be taken on why he was murdered and who has murdered him, whoever commited this act has to be brought to justice and I wouldn't be suprised if this act is committed within the corrupt and nonfunctioning TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 2, 2006 Eebbe ha u naxariisto marxuum Deeroow, xaasaskiisana iyo awlaadiisa samir iyo iimaan Eebbe haka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites