dhulQarnayn Posted September 25, 2008 Somaalidu waxay ku maahmaahdaa..."Labadii xaqdara isku raacda, xaqee ku diriraan". Taas waxaan uga goleeyahay in maanta maxkamad kusheegi ee u kala jabeen ilaa sadex firqo:- 1) Maxkamadaha Asmara 2) Maxkamadaha Djibouti 3) Maxkamadaha Al-Shabab Maxkamadihii Al-Shababkuna wuxuu usii kala jabay... a) Al-Shababka ku dhuumaaleysta, bay iyo bakool uu Abuu Mansoor madaxda u yahay. b)Al-Shababka u qaxay goballada dhexe oo ka amar qaata Caweys gar-cilaanle. iyo c)Al-Shababka isku magacaabay Halgamayaasha Ras Kambooni oo uu madax u yahay Xassan Turki. Intaas oo firqa oo mid waliba mida kale mabda ahaan aan isku waaqfaqsanayn waxay kutusaysaa in awoodoodi ee wiiqmatay, oo hadana ukala bexeen qaar digirtoodi miista iyo qaar caano boorohoodi ee jiilka u qabeen ku qamaamah. Tanah wax lala yaabo ma aha, waayo munaafiiqnimadoodi ayaa madaxa isku galisay. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 25, 2008 "Labadii xaqdara isku raacda, xaqee ku diriraan". So A/Y and Ethiopia must be qaar xaq isku raacay ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted September 25, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote: "Labadii xaqdara isku raacda, xaqee ku diriraan". So A/Y and Ethiopia must be qaar xaq isku raacay ,,,, Ha ha ha @ Jacaylabro Ma waxaad ka wadaa... Somaliland iyo Ethiopia ayaa xaq isku raacay markii dakada barbara saldhigna laga siiyey, dakedana hubkooda iyo waxay rabaan kasoo dajistaan. Ma Kuwaas baa xaq isku raacay? dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 25, 2008 Children get confused when things get intricate. What did Charles Dickens said about this? Bal noo sheeg yaa Dhul. Ileen waxaasay kuugu baxdaaye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 25, 2008 Originally posted by Abtigiis &Tolka: Children get confused when things get intricate. What did Charles Dickens said about this? Bal noo sheeg yaa Dhul. Ileen waxaasay kuugu baxdaaye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted September 25, 2008 ^^^A&T Hada waxaad keenteen inaad magacii Al-Shabab ahaa oo awalba wax lasoo dhoodhoobay oo runta kafog ahaa, ayaad waxaad damacdeen inaad magacii kabadalataan markii gunadii sheikh Caweys idin ka go'day inaad labaxdaan Halgamayaasha Ras Kambooni--waana idinka ka filayey. Berinah waxaan ka baqayaa inaad labaxdaan Halgamyaasha Caana Booraha Dhiigooda ku shaqeeyo. Waayo Xassan Turki iyo wixii caano booraha la hal wadaaga waa mabda laawe yaal aana aqoon meel ay u socdaan! dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 25, 2008 Anigu waxaa ila yaab noqotay, sow ninkagan maahayn hormuudka taageerayaasha Al Shabaab usbuuci hore markay Kisaayo gacanta ku dhigeen? Goormaa durbadiiba honeymoonki laga baxay waa su'aale? Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted September 25, 2008 Originally posted by HornAfrique: quote: Originally posted by Abtigiis &Tolka: Children get confused when things get intricate. What did Charles Dickens said about this? Bal noo sheeg yaa Dhul. Ileen waxaasay kuugu baxdaaye! [/qb] [/QB]^^^ Aysh calaa naageys ma istiri. Abaayo HornAfrique, walaaley A&T haku dabalug go'in! Khasaaro iyo caqli xumo socoto weeyaanee dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 25, 2008 Dee adigaa wax isku og hadaad maanta tiri laba xiniinyood aan hawaysto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 25, 2008 Aamiin yare, ka leexo eedadaa waryaa! Dadka waa weyn lama caayo! Howmany times Should I tell you. Must may name read Hugh Scofield or Giorgious Karamandiis to listen to me? Shakespeare iyo kuwa kaleba waad maqashayee imaqal yaa walad. By the way, "fieyn baaabaa, hunnaa hoo, camu mi" yaan hawada kuu soo marinya as present for the ciid! Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted September 25, 2008 Originally posted by HornAfrique: Dee adigaa wax isku og hadaad maanta tiri laba xiniinyood aan hawaysto! Ma buuraha Ras Kambooni oo lagu dhuumaaleesto miyuu laba xiniinyood ku noqonayaa? Mise caano booraha oo la badsado ayaa xiniintu ku weenatay? Also, haduu geesi yahayna muu dhulkiisa xoreesto? Arima aan asaga quseenin ayuu caano boore ku miistaa ee. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted September 25, 2008 Aamiin yare, ka leexo eedadaa waryaa! Dadka waa weyn lama caayo! Howmany times Should I tell you. Must may name read Hugh Scofield or Giorgious Karamandiis to listen to me? Shakespeare iyo kuwa kaleba waad maqashayee imaqal yaa walad. By the way, "fieyn baaabaa, hunnaa hoo, camu mi" yaan hawada kuu soo marinya as present for the ciid! Horn Ilma ha canaan adiguna. Kuwii ku yidhi Kismayo inagaa qabsanay unbaa hadana ku yidhi xanaaq! The boy knows nothing outside his room and Computer desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted September 25, 2008 ^^^Waryaa A&T, miyaad asaasaqday, mise caana boorihi baa ku laab qaaday? Waa adiga sida ciyaalkii u hadaaqayee. Hadaadan meesha aad ka muuqaneyn ka maqnow saaxiib! dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 25, 2008 Ma saas baa tolka, raali ahoow ayaan marka ku orandoonaa igaarka. Show waxu waaba ciyaal! Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted September 25, 2008 ^^^ show adigu xogaa yaroo caana booro ah ayuu odaygaan kugu laaluuushey? Naa bal inta wax iskula har-tid, beer jileec nimadanah yaraysid dhareerka iska tir walaaley, waayo calaacalkii Kismaayo waagi laqabsaday ayaad soo wadaa ee. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites