Jacaylbaro Posted October 19, 2010 Muqdisho: (Sh. M. Network) Warsaxaafadeed uu soo saaray Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa uu dib uga laabtay hadal shalay uu ka hor sheegay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed kaasi oo ku aadana axdiga dowladda KMG ee 4.5, waxaana uu sheegay in si qaldan loo fasiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 19, 2010 Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane (Farmaajo) ayaa sheegay kulankii maalintii Isniinta uu la qaatey haweenka Soomaaliyeed, hadal uu ka jeediyey halkaas oo ku sabsanaa habqaybsiga awoodda dawladda ee ku dhisan 4 beelood iyo bar ama 4.5 in loo fasirtey qaab aan ahayn ama ka fog ulajeedadiisi. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysalwasaaraha ayaa lagu yiri “Ujeedadeydu waxay ahayd inaan sheego in hanaanka qaybsiga qabaa’ilka ee 4.5 uusan ahayn mid xaq ah, balse uu yahay xilligan dalku ku jiro colaadaha mid xal ah, isla markaana ku qeexan dastuurka”. Raysalwasaaraha ayaa sheegay in haddii baarlamaanku siiyo kalsoonida uu ku hawlgeli doono Axdi Qarameedka kumeelgaarka ah. Raysalwasaare Farmaajo ayaa sheegay in uu qabo in mustaqbalka loo gudbo nidaam caddaalad & dimoqraadiyad ku dhisan, Balse inta laga gaarayo taas uu ku qanacsan yahay Axdi Qarameedka kumeelgaarka ah. Arintan ayaa imaaneysa kadib markii Raysalwasaaruhu uu ka sheegay kulan uu la qaatey haweenka Soomaaliyeed in aanu dawladiisa ku soo dhiseyn nidaamka 4.5 kaas oo axdiga kumeelgaarka ah dhigaayo, waxaana dadka qaarkiis u fasireen in Raysalwasaaruhu durba der-deray axdigii iyo nidaamkii raysalwasaaraha lagu soo xushey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted October 19, 2010 waa bilaabatay !!indeed he is confused man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 19, 2010 A quick retreat, not bad at all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 19, 2010 He isn't confused-just tied down by a sad reality. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 19, 2010 ^^ One that he didn't know about before taking the job? Better confused than ignorant. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 19, 2010 Originally posted by Che -Guevara: He isn't confused-just tied down by a sad reality. The "sad reality" that landed him the PM job, right? "Qawda maqashii waxna ha u qaban" Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2010 A bold move indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 19, 2010 ^ In both instances he made a bold move, right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 19, 2010 Hey,it's like slave master who knows slavery is wrong but still needs someone to pick cotton while we wait Lincoln to sign emancipation proclamation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2010 No doubt his handlers were not happy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 19, 2010 Wonder who Lincoln is in this instance! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 19, 2010 Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay kulankii maalintii Isniinta uu la qaatey haweenka Soomaaliyeed, hadal uu ka jeediyey halkaas oo ku sabsanaa habqaybsiga awoodda dawladda ee ku dhisan 4 beelood iyo bar ama 4.5 in loo fasirtey qaab aan ahayn ama ka fog ulajeedadiisi. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysalwasaaraha ayaa lagu yiri “…Ujeedadeydu waxay ahayd inaan sheego in hanaanka qaybsiga qabaa’ilka ee 4.5 uusan ahayn mid xaq ah, balse uu yahay xilligan dalku ku jiro colaadaha mid xal ah, isla markaana ku qeexan dastuurka…”. Raysalwasaaraha ayaa sheegay in haddii baarlamaanku siiyo kalsoonida uu ku hawlgeli doono Axdi Qarameedka kumeelgaarka ah. Raysalwasaare Farmaajo ayaa sheegay in uu qabo in mustaqbalka loo gudbo nidaam caddaalad & dimoqraadiyad ku dhisan, Balse inta laga gaarayo taas uu ku qanacsan yahay Axdi Qarameedka kumeelgaarka ah. Arintan ayaa imaaneysa kadib markii Raysalwasaaruhu uu ka sheegay kulan uu la qaatey haweenka Soomaaliyeed in aanu dawladiisa ku soo dhiseyn nidaamka 4.5 kaas oo axdiga kumeelgaarka ah dhigaayo, waxaana dadka qaarkiis u fasireen in Raysalwasaaruhu durba der-deray axdigii iyo nidaamkii raysalwasaaraha lagu soo xushey. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 19, 2010 ^Only Jesus would know and will deliver us to the shining city on the hill Now, don't ask me who Jesus would be in this instance. Quote Share this post Link to post Share on other sites