Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: President Faroole names a new governor hope for change

Recommended Posts

Gudomiyaha Mudug oo xilka laga qaadey

12 Aug 12, 2009 - 8:45:46 AM

 

Wareegto maanta 11 August,2009 kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha DGPL oo iminka ku sugan magaalada Galkacayo ayaa lagu cadeeyey in xilalka laga qaadey Goomiye-yaasha gobolada Mudug iyo Cayn.

 

Wareegtadaan oo aan weli soo gaarin warsidaha Garowe online ayaa warar hordhac ah waxa ay sheegayaan in xilalka laga qaadey labadaan Gudoomiye kadib markii howlihii loo igmadey ay gudan waayeen.

 

Gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa dhumaaleysi ku jira sababo aan la cadeyn kadib markii koox dabley ah ay toogasho ku dileen bishan August bilowgeda Wasiirka Warfaafinta Dolwadda Puntland.

 

Madaxweyne Farole ayaa weli ku sugan Galkacayo isaga oo halkaas ka wada howlo amaanka lagu sugayo iyo sidii maamulkiisu gacanta ugu dhigi lahaa xaalada gobolka oo u muuqatey mid faraha kasii baxeysa.

 

talaabada xilka looga qaadey gudoomiyaha ayaa noqoneysa midii ugu horeysay oo Madaxweynhu qaado kadib wadatashiyo balaaran oo uu la yeelanayo bulshada kala duwan oo halkaas ku dhaqan.

 

Galkacayo ayaa waxaa hareeyey khilaaf qabali ah kaasoo salka ku haya argoosi iyo u hogaasami la'aan sharciga maamul goboleedka Puntland kaasoo si wanaagsan uga shaqeeya gobolada kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this