Sign in to follow this  
General Duke

Defence Minister appoints Army officers.........

Recommended Posts

Wasiirka gaashaandhiga C/raxmaan Maxamed Cali oo maanta magacaabay ku xigeenada taliyaha ciidanka.

 

September 22, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Axmed Muuse Idaawaqaca “Nairobiâ€

 

Wasiirka gaashaandhiga dowladda fedralka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay ku xigeenada taliyaha ciidanka.

 

Wasiirka gaashaandhiga C/raxmaan Maxamed Cali ayaa magacaabay ku xigeenada Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaliiya isagoo u kala magacaabay.

 

G/sare Axmed Cabdulle Xeyf ku xigeenka Abaanduulaha guud ee xoogga dalka ee arrimha howlgalinta.

 

G/sare Cabdi Mahdi Cabdisalaam ku xigeenka Abaanduulaha guud ee xoogga dalka ee arrimha Saadka.

 

G/sare Axmed Cumar Cismaan ku xigeenka Abaanduulaha ee xoogga dalka ee arrimaha tiknikada iyo G/sare Injeneer Cabdirisaaq Axmed Cali ku xigeenka Abaanduulaha guud ee xoogga dalka ee arrimaha ciidanka.

 

Hore ayaa loogu magacaabay xilal kala duwan qaar ka mid ah ciidamada xoogga dalka iyadoo magacabsita wixii ka dambeeyey 17-kii bishii Saddaxaad aysan isku waafaqsaneyn dowladda kala fadhisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.

 

Waana mid ka mid ah caqabadaha keena khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta dowladda KMG ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this