General Duke Posted July 27, 2009 Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia oo soo gaaray Deegaanka Ceel gaal Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia oo shalay soo gaaray Deegaanka Kalabeyrka ayaa u soo dhaq dhaqaaqay dhanka Magaalada Beled weyn, iyagoona soo gaaray meel 10KM u jirta magaalada oo lagu magacaabo Ceel gaal. Imaanshaha ciidamadan ayaa ka dambeysay kadib markii Ciidamada Dowladda saaka la wareegeen guud ahaan Magaalada Beled weyn, kadib markii ay isku ballaariyeen qeybo ay magaaladaas ka joogeen Xoogaga Hubeysan. Ma cada in Ciidamadan Ethiopianka xoojin u yihiin kuwa Dowladda Soomaaliya iyo in kale, hase ahaatee dhaq dhaqaaqa Ciidamadan ayaa la ogeyn halka uu ku biyo shuban doono. Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay inay shalay soo galbiyeen Ciidamo soomaali ah, oo tababar ugu soo idlaaday gudaha Ethiopia kuwaasoo saaka la wareegay guud ahaan Magaalada Beled weyn. Dhaq dhaqaaqyada ka jira Gobolka Hiiraan ayaa u muuqday dagaalo lagu hoobto oo halkaas ka dhaca, waxaana wali ku sugan qeybo ka mid ah Gobolka Xoogaga ka soo horjeeda Dowladda Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 27, 2009 Xaalada Magaalada Beled weyn oo saaka degan iyo Ciidamada Dowladda oo wali ku gaardinaya Xaafadaha Xaalada Magaalada Beled weyn ayaa saaka degan, iyadoo dhaqaaqa dadka iyo ganacsiga uu yahay mid caadi ku soo laabtay tan iyo wixii ka dambeeyay shalay oo magaalada ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga ka soo horjeeda. Sida ay sheegayaan wararka Bandow xalay lagu soo rogay Magaalada gaar ahaan dhanka Galbeed ayaa si rasmi u dhaqan galay, waxaana Ciidamada Dowladda ku gaardinayaan Xaafadaha Magaalada iyagoo feejignaan ka muuqato. Ciidamada Dowladda ayaa sidoo kale gaaf wareegaya gudaha iyo duleedyada, waxaana ammaanka ay sheegeen inay si weyn u sugi doonaan ayna ka hortagi doonaan falal kasta oo amniga wax u dhimaya. Saraakiisha hogaamineysa Ciidamada ayaa sheegay in magaalada degan tahay oo aan wax dhibaato ah ka jirin, waxaana ay ugu baaqeen dadka Magaalada inay deganaan muujiyaan. Dadka ku dhaqan Magaalada ayaa ka cabsi qaba in dagaalo rogaal celis soo qaadaan Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda, waxaana ka jira Magaalada dhaq dhaqaaq ciidan. Lama saadaalin karo sida ay ku dambeyn doonto Xaalada Magaalada, oo hada gacanta ugu jirta hal dhinac, waxaana la ogeyn tallaabooyinka ka dambeeyay la wareegitaanka guud ee Ciidamada Dowladda kala wareegeen Magaalada Xoogaga Mucaaradka. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 27, 2009 Ethiopian led forces Are you sure ugaas? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 27, 2009 ^^^Thats what the news states saxib, whats your take? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted July 27, 2009 ^^ You should learn to read. Somali soldiers took over Beledweyn. The Ethiopians are in Kalabery and Ceel Gaal, 18-20 km from the city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 27, 2009 ^^^You should not be too mad adeer, why are the Ethiopians only 10 KM from the city at the same time these clan militia get great deal of courage? You are indeed lost much like the happless Sharif. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 27, 2009 The Ethiopians are engaging in what is classically termed as “hoodadyn” which is that of making targeted noise at the grain boundaries of hostility in support of one faction (the TFG in this case). It is “Gala meesha oo jafa nimanka waan idin daba soconaaye” sort of tactic under the radar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 27, 2009 I don't see demonstrations in foreign capitals this time around, WHY I say?.. If we did it before can't we do it again? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 27, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^Thats what the news states saxib, whats your take? no it doesn't. it says the ethiopian forces are 10-15 km from Beledweyne, but government forces on their own took over by force. Stop being a hater. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 27, 2009 Ethiopian troops 15-20KM from Beledwayne doesn't make much of a difference if they are inside Beledwayne itself. The current positions are inside Somalia, which is direct voilation of the territorial integrity of somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 27, 2009 The only reason the armed groups ran away was because the Ethiopians came. Simple really. Lets watch the story, Beledweyne seems to be more important than we thought. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 27, 2009 ^I think because Beledwayne is closer to the Ethiopian 'border' with somalia. Therefore if it all falls, it would be strategic location that operations could be launch into Ethiopia, so the xabash fears. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 27, 2009 ^^^Maybe its true, but it seems your hero's are only brave to fight inside Somalia, and once they hear Ethiopian troops they flee into the bushes, fake Mujahids will lose in the long run. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacenow Posted July 28, 2009 I hope they capture the entire country. Better them than slaves to Arabs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted July 28, 2009 Originally posted by Red Sea: Ethiopian troops 15-20KM from Beledwayne doesn't make much of a difference if they are inside Beledwayne itself. The current positions are inside Somalia, which is direct voilation of the territorial integrity of somalia. Are you into Somalia now? Man, you cool! Quote Share this post Link to post Share on other sites