Juje Posted March 13, 2008 Ina Lillahi Wa Ina Ileyhi Rajicuun..! Mid ka mid ah aasaasayaashii Ururkii Gobonimadoonka SYL oo ku geeriyoodaya Magaalada Qardho Qardho:-Waxaa Allah u naxariistee ku geeriyoodaya Gobolka Karkaar gaar ahaah magaalada Qardho Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir Dhagaweyne Marxuum Daahir Xaaji Cismaan ayaa ayaa waxaa uu ka mid ahaa aasaasa yaashii ururkii gobonima doonka ahaa ee SYL oo taariikhda Soomaaliyeed baal dahab ah ka galay. Madaxweynaha DGPL Gen Cadde Muuse Xersi oo ku hadlay magac Xukuumda Puntlland ayaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodaya Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir Dhagaweyne. Waxaa kale oo Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir dhagaweyne tacsi u diray Dhamaan Isimada ,Waxgaradka Puntlland iyagoo Alle uga baryey in Alle uu janadii ka waraabiyo Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir Dhagaweyne Eheladii iyo qaraabadiisana uga baryey in Alle samar iyo iimaan ka siiyo. Aaska Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir ayaa la filayaa inuu maanta ka dhaco magaalada Qardho ,iyadoo magaalada ay ku soo qulqulayaan masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntlland ,,Isimo iyo wax garad kale duwan M_M_Deeq Garoowe Puntlland Allah uu naxaristo eheleedi, qarabadi iyo asxaabti oo ka tageyna samir iyo iman Allah ka siiyo...amiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted March 13, 2008 Ina lilaahi wa ina Ileehi raajicuun. Samir iyo Iimaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 13, 2008 ALLAH ha u naxariisto ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted March 13, 2008 Allaah u naxariisto... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 13, 2008 Ilaah ha u naxariisto, Daahir iyo raggii iyo dumarkii la midka ahaa ee u soo halgamay xornimadii iyo horumarka Soomaaliyaba, Ilaah ajar iyo xasanaad haka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Biixi Posted March 13, 2008 Allahu u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted March 13, 2008 Allaha u naxariisto. Waxan u malaynayaa in hal qof ka haray 13kii SYL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 13, 2008 A good man. Allaha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted March 13, 2008 Allah yarhama. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 15, 2008 Good man indeed...Allaha unaxariisto, janadiina ka waraabiyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 15, 2008 Samir iyo iimaan Soomaali dhan. Very few ka hartay dadkii dalkeena usoo halgamay, as sad as to witness dalkee usoo halgameen inay ka noqdaan qaxooti. Goormuu marxuumka ka noqday Ottawa uu deganaa? Of all 13 halgamiyaashii, qofka kaliya maanta ka nool waa Cali Xasan Maxamed [Cali Barduuro] oo ku sugan degmada Qoryooley maanta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted March 15, 2008 Allah naxariisto! Good man, part of somali history. Quote Share this post Link to post Share on other sites