Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa gets its local government...

Recommended Posts

Waxgaradka iyo Aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool ayaa si Buuxda ugu Guulaystay in ay Soo Gudbiyaan, ama Magacaabaan Xubnaha Golaha Degaanka ee Gobolka Baydhabo oo iyagu ka koobnaan doona 27 xubnood, Waana kuwan Magacyadii''

 

Posted to the Web May 30, 04:58

 

 

Magacyada Xubnaha Golaha Deegaanka ee magaalada Baydhabo intooda badan waa kuwaan.

 

 

1. Mayow Ibraahim Xuseen.

 

2. C/raxmaan Axmed Sheekh.

 

3. Sheekh ***** Axmed Aadan.

 

4. Shiini Macalin Nuur.

 

5. Axmed Maadey ***** .

 

6. C/raxmaan Kuule Xasan.

 

7. Daahir Caliyow Axmed.

 

8.C/nuur Boodi Dheere.

 

9. C/llaahi Aadan Cali.

 

10. Cali Nuur Jiley.

 

11. Aadan Diinow ***** .

 

12. Maxamed Cabdi Cali.

 

13. Yacquub Cali Maxamed.

 

14. C/raxmaan Sheekh Ibraahim.

 

15. Maxamed Macalin Ibraahim.

 

16.C/llaahi ***** Suubow.

 

17.Maxamed C/llaaho ***** .

 

18. Xasan Macalin Axmed.

 

19.Cali Ibraahim Jasiir.

 

20. Ibraahim Xuseen Xasan.

 

21. Maxamed Aadan Qalinle.( Guddoomiyaha Gobolka Baay)

 

22.Xaaji Maxamuud Maxamed.

 

23.Cali Macalin Cabdi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xubnaha golaha degaanka gobolka Baay oo maanta la dhaarin doono

 

Wasiirka wasaaradda dib u heshiisiinta Soomaaliya Sheekh Aadan Mader ayaa gacanta loo geliyay liiska magacyada xubnaha degaanka gobolka Baay kadib muran badan oo beelaha Mirifle dhex maray iyadoo doodii beesha 8 ee maamulka degaanka Baay ay hirgashay.

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayan in Beesha 8 la siiyay 15 xubnood, beesha 9 la siiyay 11 xubnood halka beesha Digil laga siiyay golaha degaanka gobolka Baay 1 xubin.

 

Dadaal fara badan oo loo galay dhismaha Maamulka ayaa ugu dambeyntii sidaas la isku afgartay ayay yiraahdeen qaar ka mid ah Xildhibaannada gobolka Baay oo aan saaka qadka telefoonka kula xiriiray iyagoo jooga magaalada Baydhabo.

 

Tirada oo markii hore ay ahayd 21 ayaa lagu daray 6 xubnood sida ay sheegayan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

 

Doodii beesha 8 oo ahayd inay leedahay Gobolka Baay ayaa dhab noqotay oo beesha 9 waxaa laga dhigay marti waxaana la dheeraaday 4 xubnood sida ay sheegayaan wararka laga helayo liiska wasaaradda dib u heshiisiinta oo howshaan horseed u ah.

 

Sida uu yahay qorshuhu maanta ayaa la dhaarin doono xubnaha degaanka kadibna waxay dooran doonaan Guddoomiye sida uu qabo sharciga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this