Sign in to follow this  
Kamalu Diin

Caabudwaaq is getting help from Cadaado

Recommended Posts

Bandow lagu soo rogay magaalada Caabudwaaq

 

Caabudwaaq 26, Jan.07 ( Sh.M.Network) Degmada Caabudwaaq ee gobolka G/gaduud ayaa xalay ciidamada dowladda KMG ah ay ku soo rogeen Bandow, ka dib markii shalay lagu dilay degmadaasi Nin Ganacsade ah.

 

Bandowgaan xalay la saaray magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa ku soo rogay ciidamo ka tirsan dowladda Somalia oo shalay galinkii dambe soo gaaray magaaladasi, kuwaasi oo ka yimid dhinaca degmada Cadaado, iyadoo bandowga uu bilowday 8 dii fiidnimo kuna eg 6 dii aroornimo.

 

Saraakiil ka tirsan dowladda Somalia ayaa waxa ay shabelle u sheegeen in Bandowgaan uu yahay mid lagu xakameynayo amaanka, uuna sii socon doono maalmaha soo socoda.

 

Bandowagaan ayaa ka dambeeyay ka dib markii shalay nin ganacsade ah lagu dilay magaalada Caabudwaaq, iyadoo wali aan la qaban gacan ku dhiiglihii falkaasi geystay oo ku sugan W/magaalada Caabudwaaq.

 

Laakiin Col. Xasan Lugeey oo ka mid ah saraakiisha deegaanka ayaa sheegay in ay jiraan dadaalo ciidamada dowladda ay wadaan oo lagu baadigoobayo gacan ku dhiiglaha.

 

C/kariim Bulxan

 

Shabelle Media Network G/gaduud

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Well the TFG forces in the central regions are based in Cadaado. After the incident, they moved in led by Col Lugeey, who was the former police comissioner of Caabudwaaq, to make sure "aargoosi" does not ensue in the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this