Sign in to follow this  
Liibaan

Mudaharaad Lagaga soo horjeedo Maamulka Faroole oo ka dhacay Horfadhi ee Gobolka Cayn

Recommended Posts

Liibaan   

Mudaharaad Ka dhan ah Maamulka Faroole oo ka Dhacay Degmada Horufadhi

 

Mudaharaad Lagaga soo horjeedo Maamulka Faroole oo ka dhacay Degmada Horfadhi ee Gobolka Cayn.

waxaa saaka subaxnimadii ka dhacay Degmada Horufadhi ee gobolka cayn mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo maamulka C/raxmaan faroole ee ka arimiya magaalada garoowe.

 

mudaharaadkaasi ayaa waxaa isuugusoo baxay dhamaan shacabka kunool Degmada Horufadhi ee gobolka Cayn kuwaasi oo ku dhawaaqayay halku dhigyo kala duwan oo ay ku dhaleecaynayaan Maamulka C/raxmaan Faroole kuna taageerayaan Hogaanka Gobolada SSC Dr,saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) iyo Cali Xasan Axmed (Sabarey).

dadwaynahan mudaharaadayay ayaa waxay shacabka reer Puntland ugu baaqeen inay ka hadlaan maamulka Faroole faragalinta qaawan ee uu ku hayo danaha gobolada SSC iyo halganka lagu doonayo in dib loogusoo celiyo magaalada laascaanood oo sanadii 2007 hishiis ay kala saxeexdeen Maamulada Garoowe iyo Hargaysa ay kuyimaadeen ciidamada Maamulka Hargaysa.

 

Sidoo kale qaar kamida dadwaynaha ku dhaqan degmada widhwidh ee gobolka cayn oo khadka telefoonka nagulasoo xidhiidhay ayaa waxay ii sheegeen inay qaban qaabinayaan mudaharaad balaadhan oo kaas lamida ah iyadoo maalinimadii shalaytana uu mudaharaadkii ugu balaadhnaa abid ka dhacay magaalo madaxda gobolka cayn ee Buuhoodle kaasi oo lagaga soo horjeeday maamulka Faroole, arintaasi oo muujinaysa midnida shacabka soomaaliyeed ee kudhaqan gobolka cayn.

 

C/raxmaan Cumar Cabdi

Buhodle, Somalia

 

1269937053_horuf.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dhagayso oo Akhriso Mudaharaadkii Degmada Horufadhi ee lagu diidanaa M/Faroole

 

Waxaa saaka subaxnimadii ka dhacay Degmada Horufadhi ee gobolka cayn mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo maamulka C/raxmaan faroole ee ka arimiya magaalada garoowe.

 

 

Mudaharaadkaasi ayaa waxaa isuugusoo baxay dhamaan shacabka kunool Degmada Horufadhi ee gobolka Cayn kuwaasi oo ku dhawaaqayay halku dhigyo kala duwan oo ay ku dhaleecaynayaan Maamulka C/raxmaan Faroole kuna taageerayaan Hogaanka Gobolada SSC Dr,saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) iyo Cali Xasan Axmed (Sabarey).

 

Dadwaynahan mudaharaadayay ayaa waxay shacabka reer Puntland ugu baaqeen inay ka hadlaan maamulka Faroole faragalinta qaawan ee uu ku hayo danaha gobolada SSC iyo halganka lagu doonayo in dib loogusoo celiyo magaalada laascaanood oo sanadii 2007 hishiis ay kala saxeexdeen Maamulada Garoowe iyo Hargaysa ay kuyimaadeen ciidamada Maamulka Hargaysa.

 

Sidoo kale qaar kamida dadwaynaha ku dhaqan degmada widhwidh ee gobolka cayn oo khadka telefoonka nagulasoo xidhiidhay ayaa waxay ii sheegeen inay qaban qaabinayaan mudaharaad balaadhan oo kaas lamida ah iyadoo maalinimadii shalaytana uu mudaharaadkii ugu balaadhnaa abid ka dhacay magaalo madaxda gobolka cayn ee Buuhoodle kaasi oo lagaga soo horjeeday maamulka Faroole, arintaasi oo muujinaysa midnida shacabka soomaaliyeed ee kudhaqan gobolka cayn.

 

 

 

C/raxmaan Cumar Cabdi

 

Buhodle, Somalia

 

Halkan ka Dhagayso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke, this guy is a sham. And I even doubt he is what he claims to be.

 

We tell him that charity begins at home and to fix his own mess, and here he goes pointing fingers at us.

 

What a joker! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Mr. Somalia:

Duke
, this guy is a sham. And I even doubt he is what he claims to be.

 

We tell him that charity begins at home and to fix his own mess, and here he goes pointing fingers at us.

 

What a joker!
:D

Mr. Somalia,

 

We know that charity starts at home that is why we elected a new leader, established new parliament Khusuusi, and build a new army

 

But you have to know that faroole malitia attacked us in Buuro Wadal before somali-diidland, alhamdulilah we defended Buuro Wadal, and we defeated faroole

 

 

and why you are angry, because people of SSC don't to be part of your Puntland anymore, we are no longer Puntlanders face it

 

sooma diidin inay Puntland xoreeso dhulka SSC ama caawiso shacabka SSC, sheeko waxaa ka dhigatay beenta cadde/faroole oo ah "Laascaanood waxaa heysta Xaabsade, iyo idinkaa kala qeybsan, ayaduu anu ognahay inay somalidiid heystu Laascaanood, iyo in Faroole shaqo ka dhigtay fitnada shacabka SSC, kuna farxo isku dirka ssc" markaa nakala kaxee

 

Adi iyo duke ha idin deeqdo Puntland, anagu shaqo danbe kuma lihin, waanu ka baxnay

 

Maca salaama Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Dalamar Deji xaajada.. The kid Mr. Somali nees only to have you loose your tracks. The topic is about SSC people are against the Puntland admin perticularly Faroole. Not only SSC people are against this admin but many regions in Puntland include Qardho and Galkacyo. The dude is loosing ground. SSC people have no any issue with Puntland people but the admin since that admin is against the future of the SSC People. Faroole is also having issue with his own master - Malez so let us see how far he can go.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this