Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: The Coming Back of Interpeace

Recommended Posts

Hargeysa(Ramaas) Nov.24, 2009 - Agaasimaha Gobolka ee Hay’ada Interpeace Mr. Jerry MacCann, oo socdaal ku yimid Somaliland ayaa sheegay inay madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ay isla qaateen inay hay’adiisu dalka ku soo noqoto.

 

Agaasimaha Inter Peace wuxuu sidaasi ku sheegay war-saxaafadeed kooban oo uu maanta ka soo saaray Hargeysa, qoraalkaasi oo u qornaa sidan:-

 

“Halkan waxaan u imi marti qaad aan ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, si loo odoroso in Interpeace looga baahan yahay in ay sii waddo shaqadeedii ay ka haysay Somaliland.

 

Waxaanu u sheegay Madaxweynaha sida Interpeace aad ay uga xun tahay wixii ka yimi habsami u socodkii diiwaan gelinta codbixiyayaashu oo aan gaadhin heerkii la rabay.

 

Waxaanu ka wada hadalnay doorkii wax-ku oolka ee dhexdhexaadka ahaa ee Interpeace tobankii sannadood ee u dambeeyey qaadatay si ay u taageerto nabadda ay wadaan reer Somaliland, waxaanu isla qaadanay in Interpeace doorkaa ku soo noqoto.

 

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu aqbalay inaanu soo noqono si aanu farsamo ahaan u caawino Komishanka Doorashooyinka Qaranka si ay u taabo-geliyaan doorashada madaxweynaha oo u dhacda si xor oo xalaal ah.

 

Hadda waxaan tegaynaa Addis Ababa si aan ula kulmo Komishanka Doorashooyinka Qaranka”.

 

Dhinaca kale, wakiilo ka socda saddexda xisbi qaran ee UDUB, KULMIYE iyo UCID ayaa iuaguna galabta u ambo baxay dalka Itoobiya oo ay kaga qeyb galayaan siminaar la xidhiidha dimuqraadiyada iyo doorashooyinka waxaanay ka **** tageen todobada xubnood ee Komishanka doorashooyinka Somaliland oo sabtidii todobaadkan u kicitimay dalka Itoobiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhinaca kale, wakiilo ka socda saddexda xisbi qaran ee UDUB, KULMIYE iyo UCID ayaa iuaguna galabta u ambo baxay dalka Itoobiya oo ay kaga qeyb galayaan siminaar la xidhiidha dimuqraadiyada iyo doorashooyinka waxaanay ka **** tageen todobada xubnood ee Komishanka doorashooyinka Somaliland oo sabtidii todobaadkan u kicitimay dalka Itoobiya

This part doesn’t make any sense you know why the hell would somaliland Electoral Committee go to Ethiopia for an siminar on democracy. There is nothing Democratic about Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It doesn't have to be democratic. they can go anywhere else. They go to Uganda, Ethiopia, Kenya and so on.

 

This time, the donors are in Addis and they are holding seminars there for the NEC ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this