xiinfaniin Posted May 11, 2009 Muqdisho: AMISOM oo bilowday Duqeymo ka dib qeylo dhaan uga timid Shariif Sheekh Axmed iyo Ciidamadooda jooga Madaxtooyada Soomaaliya. 11. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Duqeymo culus ayaa ka socda magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen Mucaaradka iyo muxaafidka dawladda Soomaaliya. Duqeymahan ayaa ka socda goobihii ay dagaaladu ka jireen 5-tii maalmood ee lasoo dhaafay, waxaana dagaalada ku naf-waayay dad badan oo kor udhaafaya 70 qof, sida ay xaqiijinayaan Ilaha caafimaadka ee wargalka ah. Duqeymaha hada ka socda magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ay isweydaarsanayaan dhinacyada iska soo horjeeda ee dagaalamayay maalmihii ugu dambeeyey, waxa ayna ka soo dhacaysaa agagaarka garoonka diyaaradaha iyo Aqalka Madaxtooyada sida ay sheegayaan Warar madax banaan oo laga helayo ilaha xaqiiqada ku dhow. Sarkaal magaciisa AllPuntland ugu soo koobay Xasan Deyde ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha ciidamada AMISOM ee jooga ay soo gaartay qaylo dhaan ka timid ciidamadooda ku sugan gudaha magaalada, gaar ahaana Aqalka Madaxtooyada taasoo ku aadan in ay ku soo dhawaadeen Xoogaga ka soo horjeeda, taasna ay keentay in ay ciidamada AMISOM rasaasta culus ay isticmaalaan. Sarkaalkan ayaa sheegay in ay mucaaradka adeegsadeen laftigoodu hub waa weyn oo aad looga dareemayo caasumada Soomaaliya ee Muqdisho, ayagoo ku garaacaya Aqalka Madaxtooyada iyo goobaha aadka ugu dhaw ee ay joogaan dhinaca ka soo horjeeda. F. C. Geylan AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 11, 2009 Peacekeepers my *bleep* Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2009 ^Wiilashii Djibouti ayaa foodda nagu soo hayya iyo kuwa kaloo badan Idin Alle. Tuutaha qureey ka anfariiri doonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 11, 2009 Waxba faraha inooguma jiraan, waa waxa Pakistan ka socda oo kale.... Illaa iyo imisa baynu u dulqaadanaynaa magaca Islaamka oo wixii la doono lagu sameeyo. Waa iga su'aale, yaa Islaamka marti loogu noqonayaa, goormuu Illaah xoghaynta yeeshay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 11, 2009 Sh. Sharif Difaac buu ku jiraa Sh. Aweys Difaac buu ku jiraa Tolow hadaba yaa baas ee wax weeraraya ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 11, 2009 Waxa wax weerayayyaa waa la yaqaan. Sharif waa dawlah Aweys waa shacab,if not now he will be soon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2009 ^Ninka dhoofka ku yimi ayaa wax weeraraya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 11, 2009 Originally posted by Paragon: ^Ninka dhoofka ku yimi ayaa wax weeraraya. Saaxiib taladaad haysaa ee ergo ahaan Xamar ma kuugu dirnaa, sheekaduba sidaas bay u fududahay ee waa la fahmi la' yahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2009 ^Lol. Muqdishu waa la iiga baahan yahay Adeer, waana Caasimaddii dalka, Insha-Allaahuna maalintii la idmo ayaan tegi doonnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 11, 2009 Originally posted by xiinfaniin: Waxa wax weerayayyaa waa la yaqaan. Sharif waa dawlah Aweys waa shacab,if not now he will be soon lol... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted May 11, 2009 Originally posted by Belial: xiinfaniin: Nothing personal but I have studied many writers here in SOL for some years and I followed your peace-train?!? or peace-wagon very closly and I have come to understand that you are clueless. Desinformation is your livehood. ^^ Xiin, it seems a lot of folks are holding you up to the torch. In the words of another poster here on SOL, "You need to UP your game, man!" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2009 ^Of course they will. Thoughts and hopes that are beyond one's capacity to envisage are indeed frightening. Hurling accusations or allegations are the halmarks of a soul in disperate throes hoping to find premature vindication. Hala yaabin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 11, 2009 Paragon, Mintid waa lay qaybshee iska daa awoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites