Sabriye amp co. Posted September 19, 2010 Jaamacada Galkayo University (GU) oo laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo: 18/09/2010 Yaa aasaasay jaamacada Galkayo University ee curdunka ah? Jaamacada Galkayo waxaa aasaasay maamulkeedana gacanta ku hayo hay'ad lagu magacaabo Mudug Foundation for Education (MUFED). MUFED waxaa ku bahoobay aqoonyahano aduunka dacaladeeda iskaga yimid sidii ay iskaga kaashan lahaayen buuxinta baahida waxbarasho ee ka jirta soomalia gaar ahaan gobolada dhexe. Safaro lagu tagay wadamo badan iyo waliba caasmiada Muqdisho kadib waxaa suuragashay in ay MUFED u hesho Jaamacada Galkayo mataaneen iyo xariiro wada shaqeyn dhanka waxbarashada ah oo ay kala kaashan doonto Jaamacado caalami ah oo ay ugu waa weyn yahiin kuwooda ku yaal wadamada UK, Canada iyo Sudan. Wadfi ka socda Jaamacada Banaadir oo maanta soogaaray Gaalkacyo. Wafdigaan ka socda jaamacada Banaadir University ee ka yimid Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee M/Gaalkacyo Gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo University Prof. C/qaadir Maxamed Shirwac oo ay la socdeen masuuliyiin heer wasiiro ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Wafdiga ka socda jaamacada Banaadir oo ka kooban 6 xubnood ayaa waxaa hogaaminaya 1. Gudoomiye kuxigeenka jaamacada Banaadir Prof.C/salaan Maxamed Cadow 2. Aagaasimaha Maaliyada Ing.Cawil Cilmi Cawaale, 3. Prof.Aadam macalin maxamed, 4. Prof. C/risaaq Aaadan Maxamed, 5. Prof. C/risaaq Maxamed Xaashi, iyo 6. Dr. Axmed Xirsi Khayre Gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo University Prof. C/qaadir Maxamed Shirwac ayaa sheegay in socdaalka wafdiga jaamacada banaadir uu yahay sidii ay bugaagta afarta kuliyadood ee sanadkaan u gudoonsiin lahaayeen Maamulka jaamacada Gaalkacyo university Gudoomiyaha jaamacada Gaalkacyo University Prof. C/qaadir maxamed shirwac ayaa sheegay in ay wafdigaan u joogaan magaalada gaalkacyo sidii ay uga geysan lahaayeen talooyin iyo afkaar ku saabsab hormarinta howlaha waxbarashada ee jaamacada Gaalkacyo university iyagoo kormeer kutagi doona deegaanada hoos yimaada maamulka Galmudug si ay ugu kuur galaan tayada waxbasho ee ardayda Galmudug. Jaamacada Banaadir ayaa kamid ah jaamacadaha sida weyn ugu shaqeeya dalka soomalia islamarkaasna xariir maataaneed la leh Jaamacada Galkayo. Imtixaankii aqbalaada jaamacada ugu horeeyay abid ee lagu qaadayo xarunta Galkayo University (GU). Prof. Cabdulqadir M Shirwa ayaa faahfahain kabixiyay sida ay wafidiga Jaamacada Banaadir ay kaga qeyb qaadan doonaan imtixaan qaadista iyo sixida imitxaanada aqbalaada ee sanad dugsiyeedka 2010/ 2011 ee GU, islamarkaasna imtixaanada ay bilaaban doonaan 18/9/2010 waxeyna ku egyahiin 19/9/2010. Ardeyda oo imtixaanka u fadhiso Jaamacada Gaalkacyo waxaa la qorsheynayaa in ay hawlgasho 10 October 2010 haduu eebe raali ka noqdo. Wasiirka Waxbarasha Mr Burhan warsame iyo Prof. Cabdulqadir M Shirwac Wasiirka Caafimaadka Xuseen Max'ud Ciid iyo Prof. Cabdulqadir M Shirwac Want to know more about Galkayo University? More info: http://www.thegu.org/images/GU_Brochure.pdf Want to sponsor a student? Fill in the following form and send it to ashirwa@hotmail.co.uk http://thegu.org/images/SPONSORSHIP_CARD.pdf Other Sources: http://hobyoradio.com/9,19,20101Jamacada-Galkaio.html http://www.codkamudug.com/index.php?option=com_content&view=article&id=866:arday-tirdoodu-ay-dhantay -48-oo-ah-qeybti-1aad-ayaa-galinkii-hore-ee-maanta- http://codkamudug.com/index.php?option=com_content&view=article&id=867:madaxwayne-maxamed-axmed-caal in-goobjoog-ka-ahaa-ardaydii-imtixaanka-u-galaysay-jaamacadda-gaalkacyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 19, 2010 Way to go.. great news.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hales Posted September 19, 2010 Good news, now another Gobol in Somalia has acquisition an advanced and respectable institution a university, Galmudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 19, 2010 Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hales Posted September 19, 2010 ^^ Which is why i think they should set aside their historical amnosities and differences and merge. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 20, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states What about Erigavo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 20, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states What about Erigavo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 20, 2010 ^ Erigavo is administrated only by somaliland not by two administrations Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 20, 2010 MashaAllah and well done indeed Abdulkadir Shirwac is a man I have known for a long time, an able fellow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 20, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Galkacyo is the only city in Somalia which is administrated by two different regional clan states What about Erigavo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 20, 2010 Taleexi Erigavo since it was liberated by the SNM in 1991 it was only administrated by one administration the republic of Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 20, 2010 Gallacyu is an important city to both it's communities and this theo of project is good for pace and development. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 20, 2010 Xaaji, Ceerigaabo liberated from who? The people of Ceerigabo faught once and they overcame their political differences back in 93. Their peaceful coexistance is worthy to emulate. Don't you agree? Good job by the people of Galmudug in building this important institution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 21, 2010 Shirwac waa maamulahaygii Casa Popalare... Well done my former principal, waa ninkii tiriyey qoraxdoo aroortii while he was in Lafole and Qarad was his classmate..... Great endeavor Ya Shirwa you undertook. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 21, 2010 Taleexi, slowly, we are seeing old timers return to their homeland. Our motherland is what really defines us and we must learn to sacrifice time and resources for the planting of its tree "under whose shade you don't expect to rest" Quote Share this post Link to post Share on other sites