Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President of Somaliland AMM meets with top EU officials Pics

Recommended Posts

Siilaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka EU-da u qaabislan Somaaliya iyo wasiiro

Written by Qarannews

Aug 09, 2010 at 08:31 AM

SiilaanyoEU.JPG

 

Hargysa,(Qarannews)-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da.

 

Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada mr Cukuse, warsaxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabkada qarannews waxa uu u dhignaa isga oo dhamystiran sidani hoos ku xusan

 

Weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK.

 

 

eu2.JPG

Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay Xaalada Guud ee Somaliland ee dhinacyada Nabad gelyada, Maamulka iyo Dhaqaalaha.

 

Waxa kale oo uu madaxwaynuhu Weftiga uga waramay Dhismaha Xukuumada oo uu sheegay in ay tahay Xukuumad aad u Tiro yar isla markaana Tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu Saldhi u yihiin, Madaxwaynuhu waxa uu tafaasiiska bixiyey siyaasada xukuumada Cusub ee Horu marinta Wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta Balanqaadyadii xiliga kaanbaynka ee hore.

 

Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday Adkaynta Nabad gelyada iyo Ka hortaga Argagixisada iyo Budhcad badeeda.

eu4.JPG

Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii Dalka ka dhacday iyo Sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, Madaxa weftigu waxa uu soo maalilnad ku dhiiriyey Dadaalka ay ugu jirto inay Horu-mar ka gaadho Dhismaha Dawladnimada & Hanaanka Dumuquraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo Aqoonta lagu Xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad

 

eu5.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwayne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wakiilka EU-da Ee Somaliland Iyo Somaliya.

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da, weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya.

 

 

kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK.

 

 

Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay xaalada guud ee Somaliland ee dhinacyada nabad gelyada, maamulka iyo dhaqaalaha.

 

Waxa kale oo uu madaxwaynuhu weftiga uga waramay Dhismaha xukuumada oo uu sheegay in ay tahay xukuumad aad u tiro yar, isla markaana tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu saldhig u yihiin, madaxwaynuhu waxa uu tafaasiil ka bixiyey siyaasada xukuumada cusub ee horumarinta wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta balanqaadyadii xilliga kaanbaynka ee hore.

 

Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday adkaynta nabad gelyada iyo ka hortaga argagixisada iyo budhcad badeeda.

 

 

Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii dalka ka dhacday iyo sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, madaxa weftigu waxa uu somalilnad ku dhiiriyey dadaalka ay ugu jirto inay horumar ka gaadho dhismaha dawladnimada & hanaanka dimuqraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo aqoonta lagu xaqiijinaayo taas.

 

 

Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad.

 

ALLAA MAHAD LEH

 

AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Madaxwayne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wakiilka EU-da Ee Somaliland Iyo Somaliya.

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da, weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya.

 

 

kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK.

 

 

Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay xaalada guud ee Somaliland ee dhinacyada nabad gelyada, maamulka iyo dhaqaalaha.

 

Waxa kale oo uu madaxwaynuhu weftiga uga waramay Dhismaha xukuumada oo uu sheegay in ay tahay xukuumad aad u tiro yar, isla markaana tayo leh oo ay
Aqoonta iyo Khibradu saldhig u yihiin
, madaxwaynuhu waxa uu tafaasiil ka bixiyey siyaasada xukuumada cusub ee horumarinta wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta balanqaadyadii xilliga kaanbaynka ee hore.

 

Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday adkaynta nabad gelyada iyo ka hortaga argagixisada iyo budhcad badeeda.

 

 

Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii dalka ka dhacday iyo sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, madaxa weftigu waxa uu somalilnad ku dhiiriyey dadaalka ay ugu jirto inay horumar ka gaadho dhismaha dawladnimada & hanaanka dimuqraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo aqoonta lagu xaqiijinaayo taas.

 

 

Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad.

 

ALLAA MAHAD LEH

 

AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL

Xaaji, you seem to be repeating that the new Ministers have knowledge and experience for their particular field.

 

Why dont you tell us whar particular experience the new Minister of Foreign Affairs has? of the new Minister of Education?

 

Or are you supporting them because of other reasons? I wonder what reasons that woul be. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I support the whole cabinet and the government not any particular Ministers or individuals. If you want to know their background well google their cv or something.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this