Kamaavi Posted January 27, 2010 Dowlada Ingiriiska ayaa qaban qaabinaysa shir lagaga hadlayo Qaarada Afrika iyo sidii uusan u sahmayn lahayn dagaalka lagula jiro argagaxisada, waxaana shirkaas ka hadlaya xubno ka mid ah barlamaanka dalka ingiriiska oo uu hogaaminayo Ivan Lewi oo ah wasiirka arrimaha dibada ee xafiiska Commion Wealth u qaabilsan Dowlada Ingiriiska, Dagaalka Ogadeeniya ka socda ee ONLF ayaa isana Lagu soo qaadan doona, Kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay Dagaal Gobanimo Doon ah. Warkan ka soo Yeearay Dowlada ayaa sheegay in Hub badan oo ka kala Yimid Dhanka Maraykanka iyo Soviet Ruushka uu si Baaxad wayn leh oogu qul qulayo Qaarada Afrika. Waxana Arrinkan walaac Xoogan ka Muujinayaa Dowlada Aduunka oo qaar kood sheegayaan inuu Dagaalkii qaboobaa ee Aduunki halis tahay inuu dib u soo laabto. London. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 27, 2010 Dagaalkii qaboobaa ee Aduunka ,,, ? Quote Share this post Link to post Share on other sites