XOG-ogaal Posted April 24, 2007 Warar hadda na soo gaadhay ayaa sheegaya in dagaallo ay ka socdaan aaga Cobole, Sandhoore iyo Boodhlay, oo ka tirsan gobolka Dhagaxbuur, ka dib markii jabhada ONLF ay weerar ku soo qaaday tuulooyinkaas. Wararku waxay sheegayaan in jabhadu halkaas ka gaysatay khasaare isugu jira dil iyo dhaawac. Dagaalka ayaa sii cuslaaday ka dib markii dadka deegaanku arinkaas ay ka kaceen iyada oo dagaalku wali ka dhax socda dadka deegaanka iyo qolyaha weerarka soo qaaday. Degmada Dhagax-buur ayaa si gurmad ah looga baxay. Wali macada tirada dadka ku waxyeeloobay dagaalkan. Waxaana aad u adag in la helo warar rasmi ah. Wixii faah-faahin ah kala soco wararkayaga dambe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted April 25, 2007 JB Here http://www.somalistate.com/newspage.php?articleid=2233 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sayid Posted April 25, 2007 These are not villages, but are oil fields of which the locals have been displaced the last of them last year. DQ, how can you call Ethiopian forces guarding these as a "civilian"? Quote Share this post Link to post Share on other sites