Liibaan Posted July 27, 2010 Horgale Faarax Macallin Dawaare Oo Mar Kale Ku Soo Laabtay Maamulka Jabhada SNM Written by Jidbaale.com Tuesday, 27 July 2010 12:59 Hargeysa(Jidbaale.com) Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada labaad ee soomaaliya soo gaadhay Horgale Faarax Macallin Dawaare oo isagu horey heshiis hoos ahaaneed ula galay maamulka Jabhadaasi, waxaana ballanqaadkii uu la galay lagu siiyey jeeb buuxis aan waafi ahayn, wuxuuna haatana u yimi inuu maamulka jabhadan SNM ay u cusboonaysiiyaan. Faarax Macallin Dawaare oo isagu ka soo jeeda soomaalida Kenya wuxuu safarkiisii hore uu ku booqday gobolka Sool ee ay maamulka jabhada SNM haysato, wuxuuna xilligaasi isku dayey inuu shacabka SSC ku indha saarcaadiyo maamulkan wax la qaybsada, muu eegaynin mowqifka xalaasha ah ee ay shacabka SSC aaminsan yihiin balse wuxuu eeganayey jeeb buuxiskiisa. Isku soo wada duuboo wuxuu maanta ka qayb galay kala wareejintii maamulkii hore ee Riyaale iyo la wareegidii maamulka cusub ee jabhada SNM, waxaana aad la isu weydiinayaa mar kale miyuu Faarax Macallin Dawaare isku soo biimayn doona xarunta hogaanka SSC si uu halkaasina sandareero kale uga helo. Jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it Jidbaale.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 27, 2010 So now the deputy speaker of the parliament of Kenya is a horgale yuu horgale u yahay lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 28, 2010 Sida Warlord Siilaanyo, Faarah waa horgale u shaqeeya Melex, odinga, & kibaki iyo danha (Xabashida, kuukuyaha,& Luo) Quote Share this post Link to post Share on other sites