Sign in to follow this  
Liibaan

Horgale Faarax Dawaare Oo Mar Kale Ku Soo Laabtay Jabhada SNM

Recommended Posts

Liibaan   

Horgale Faarax Macallin Dawaare Oo Mar Kale Ku Soo Laabtay Maamulka Jabhada SNM

 

Written by Jidbaale.com

 

Tuesday, 27 July 2010 12:59

 

Hargeysa(Jidbaale.com) Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada labaad ee soomaaliya soo gaadhay Horgale Faarax Macallin Dawaare oo isagu horey heshiis hoos ahaaneed ula galay maamulka Jabhadaasi, waxaana ballanqaadkii uu la galay lagu siiyey jeeb buuxis aan waafi ahayn, wuxuuna haatana u yimi inuu maamulka jabhadan SNM ay u cusboonaysiiyaan.

 

Faarax Macallin Dawaare oo isagu ka soo jeeda soomaalida Kenya wuxuu safarkiisii hore uu ku booqday gobolka Sool ee ay maamulka jabhada SNM haysato, wuxuuna xilligaasi isku dayey inuu shacabka SSC ku indha saarcaadiyo maamulkan wax la qaybsada, muu eegaynin mowqifka xalaasha ah ee ay shacabka SSC aaminsan yihiin balse wuxuu eeganayey jeeb buuxiskiisa.

 

 

 

Isku soo wada duuboo wuxuu maanta ka qayb galay kala wareejintii maamulkii hore ee Riyaale iyo la wareegidii maamulka cusub ee jabhada SNM, waxaana aad la isu weydiinayaa mar kale miyuu Faarax Macallin Dawaare isku soo biimayn doona xarunta hogaanka SSC si uu halkaasina sandareero kale uga helo.

 

Jidbaale.com@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Sida Warlord Siilaanyo, Faarah waa horgale u shaqeeya Melex, odinga, & kibaki iyo danha (Xabashida, kuukuyaha,& Luo)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this