Som@li Posted January 7, 2005 Somali Prime Minister Ali Mohammed Gedi announced on Friday in Nairobi the names of 47 ministers who will form his new Cabinet, nearly a month after the country's Parliament sacked his first team. The ministers and 42 assistant ministers were immediately sworn into office before President Abdullahi Yusuf Ahmed. Gedi said he made a slight change to his first Cabinet, which was sacked on December 11, in order to respect the principle of equal distribution of power among five major clans and one minor in Somalia, as envisaged by the country's transitional Constitution. The new team is expected to fill a 13-year power vacuum in the anarchic Horn of Africa state, which first descended into chaos in 1991 when dictator Mohammed Siad Barre was toppled. "I have made this list to the best of my ability," Gedi told his new ministers. "Those given posts will have a task of serving Somalia a critical point ... Some [of you are] unhappy because they were not in the list of the Cabinet, but hopefully tomorrow, they will be in the list. This is not a permanent Cabinet," Yusuf said. When the first government was formed on December 1, some warlords were not happy with the post they were allocated. All of the Somali officials involved in efforts to set up a new government, including Gedi and Yussuf, are based in the Kenyan capital, Nairobi, because their own, Mogadishu, is still considered too dangerous. "The Cabinet should immediately draw [up] a timetable for the relocation of our government. We should go and serve the people of Somalia immediately, not sit here in Kenya," he added. Since 1991, two governments have been formed, but neither managed to establish control across the country, where rival warlords have wreaked havoc and carved themselves fiefdoms. Hope for success is much higher this round of peace talks, which started in Kenya in 2002, mainly because previously excluded warlords were brought into the negotiations and because of the unprecedentedly concerted efforts of countries in the region. -- Sapa-AFP Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted January 7, 2005 RAIISULWASAARE GEDDII OO MAANTAY KU DHAWAAQAY MAGACYADA GOLIHIISII WASAARADDA OO KA KOOBAN 91 XUBNOOD Somaliweyn(NAIROBI,jAN.7 ,2005) Waxaa lagu dhawaaqay maanta dhismihii dawladda Cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 84 Wasiir iyo Wasiiro kuxigeeno ,7 wasiiru dowle waxaana isku darku noqonayaa 91 xubnood ,waxaana tirada Golaha Wasiirada hore looga ansaxiyey baarlamaanka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya kaddib markii la riday dawladdii ugu horreysay oo uu soo dhisay Prof. Geddi . Wasiirada Maanta awxaa la sheegay in aay ku jiraan badi ahaanba Wasiiradii ku jiray liiskii hore waxaa lagi kordhiyey oo qur ah wasiiro cusub si loo buuxsho tirada ah 91 oo baarlamaanku oggolaaday . Waxaa la filayaa in si degdeg ah loo hiorkeeno wasiirada la magacaabay Golaha baarlamaanka si aay u ansaxiyaan ama u diidaan ,inkasta oo aan markaan la filayn in baarlamaanku cod qayaxan oo diidmaa dawladda kala horyimaado . Magacyada oo qaarkood na soo gaaren awxaan idiin soo Gudbindoonaa markii Liiska oo tifaftiran aanu helno . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saxardiid Posted January 7, 2005 Wasiiradii ku jiray liiskii hore waxaa lagi kordhiyey oo qur ah wasiiro cusub si loo buuxsho tirada ah 91 oo baarlamaanku oggolaaday . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saxardiid Posted January 7, 2005 Find the difference? Raysul wasaaraha Soomaaliya Pro Cali Maxamed,Geedi ayaa Maanta magacaabay Xubnaha GalahaWasiirada Jamhuuriyada Soomaaliya Raysulwasaare ku xigeeno& Wasiiru doowlo yaal iyo Wasiiro ku Xigeeno isagoo ugu dhawaaqay Sidan , Rasul Wasaare Ku xigeen Eng Xusseen Maxamed Faarax Caydiid Dr Maxamed Cabdulaahi Jaamac Sifir Dr Saalim Caliyoow Ibroow Wasiirka Arimaha Dibada Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil Wasiirka Arimaha Gudaha Eng Xussen Maxamed Faarax Caydiid Wasiirka Garsoorka Sh Adan Maxamed Nuur Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax WasiirkaTastuurka& Arimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** Wasiirka Qarshaynta Qaranka& Iskaashiga Gobolka Cabdi Risaaq Cismaan Xasan Wasiirka Horumarinta Daryeelka Qoyska Fowziyo Maxamed Sh Ibraahin Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Ibraahin Maxamed ***** Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax Wasiirka Batroolka Yusuf Maxamed Axmed Xaraare Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeenta Cusmaan Xasan Cali Caato Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Cali Ismaaciil Cabdi Giir Wasiirka Cirka iyo Dhulka Ibraahin Adan Xasan Wasiirka Ganacsiga Al Xaaj Muse Sudi Yalaxow Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamed Salaad Nuur Wasiirka Horumarinta Iskaasha tooyinka Maxamed Cabdulaahi Kaamil Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Agoonta Xussen Ceelaabe Faahiye Wasiirka Tamarta Maxamed Nuuraani Bakar Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac Wasiirka Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax Wasiirka Dhulka iyo Deegaamaynta Moowliid Macaane Maxamuud Wasiirka Horumarinta Reer Miyaga Maxamed Maxamuud Guulayd Gacmodheere Wasiirka Dib u dhiska iyo dib u dajinta Bare Adan Shire Bare Hiiraale Wasiirka Caafimaad Dr Cabdi Casis Sh Yusuf Sh Ibraahin Wasiirka Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble WasiirkaTacliinta Sare Xussen Maxamed Sh Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Cabdi Xaashi Cabdulaahi Wasiirka Deegaanka& Maraynta Aafooyinka Maxamed OsmanMaye Wasiirka Iskaasho Goboleedka Ismaaciil Maxamed Hure Baoobaa Wasiirka Hantida Qaranka iyo qalabaynta Maxamuud Sayid Adan Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjogta Maxamuud Maxamed Xayd Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Kaamil Wasiirka Dib u heshiisinta Jaaliyadaha Dibada Sh Adan Sh Maxamed Wasiirka Lacagta Dr Cabdi Kariim Axmed Cali Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin WasaaradaAwqaafta Arimaha Diinta Cumar Maxamed Finish Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Saalax Cali Faarax Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Cabdulaahi Jaamac Daakir Wasiirka Cilmiga iyo Tajnoolijiyada Xasan Jaamac Sidoo kalle Raysul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi waxa uu magacaabay Wasiiru Doowlayaalk kala ah 1-Ibraahin Sh Cali Xaafuun Dibada 2- Dr Qaalid Cumar Cali Xafiiska Madaxwaynaha 3- C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane Xafiiska Raysul Wasaaraha 4-Maxamuud Xareed Gaashaandhiga 5- C/rixmaan Adan Ibi Baarlamaanka& Xukuumada Wasiiro ku Xigeenada waxa ay kalo Yihiin Sidan Wasiiru ku xigeenka Arimaha Dibada Xasan Axmed Jaamac Arimaha Diinta iyo Awqaafta Sh Maxamed Nuur Badroolka Ibraahim Xuseen Cali Saalax Beeraha Maxamed Cali Bilaal bOOSTADA IYO iSGAARSIINTA C/kaafi Macalin Xasan Caafimaadka Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle Dalxiiska7& dUURJOOGTA Geele Maxamed Adan Amniga Qaranka Cabdi Rashiid Maxamed Xidig Tastuurka iyo Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan Dhalinyarada Isboortiga Bashiir Maxamed Adan Dib u dhiska iyo dib u dajinta C/kariim Cige Guuled Gaashaandhiga Cumar Adan Xasan Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cabdulaahi Axmed Cabdulle Ganacsiga Amiin Axmed Sh Garsoorka Yuusuf Maxamed C/qaadir Howlaha Guud iyo Guryeenta Wasaarada Tacliinta C/rixmaan Maxamed Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Cabdi Axmed Dhuxuloow Dhaqan Celintaiyo Tababarada Maleeshiyooyinka Dr Xasan ***** Yacquub Ikaashi Goboleedka Deeqo Jaamac Col ujoog Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Dr C/qaadir Nuur Caraalle Maaliyada Maxam,ed Xasan braahin Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga Ciise Wehliya Maalin WasaaradaShaqada iyo Shaqaala C/qaadirSh Maxamed Nuur Wasarada Warfaafinta Salaad Cali Jeele Wasaarada Warshadaha Cabdulaahi Cabdi Wasarada Arimaha Gudaha Fahgmo Axmed Nuur Wasaarada DakedahaGaadiidka Bada Xirsi Adan Rooble Wasaarada HantidaQaranka iyo Qallabaynta Maxamed ***** Yaroow Wasaarada Dib u heshiisiintaiyo Jaaliyada DibaDA Maxamed Cismaan Qudub Wasaarada Waxbarashada Muqtaar Maxamed Yuusuf Wasaarada Horumarinta Miyiga Saciid Xasan Shire Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Cabdi Wasaarada Tamarta Maxamed Sh ***** Wasaarada Lacagta Mire Xaaji Faarax WasaaradaDaryeelka Naafada iyo Agoonta Maxamed Jaamac Wasaarada Horumarinta Iskaashatooyinka Xuseen Maxamuud Musse Wasaarada Dhulka iyo Deegaamaynta Xuseen Cabdi Salaad Wasaarada Hidaha iyo Dhaqanka Khdiijo Maxamed Diiriye Wasaarada Cilmiga iyo Tijnoolajiyada Xussen Maxamed Xuseen Wasaarada Deegaanka iyo MarayntaAafooyinka Maxamed Cali Daahiye Wasaarada Ku noqo beejka Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho cabdishakuur@dayniile.com webmaster@dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 7, 2005 Find the difference? Not Much but more ministries and of course new ministers for those. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 7, 2005 I cant find osman Ato in the list, Or Mohamed Jamac Furuh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 7, 2005 Smith The List: Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeenta Cusmaan Xasan Cali Caato Ato is there, no idea about the other Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted January 7, 2005 Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed (L) and Prime Minister Ali Mohammed Gedi (2nd L) watch as 47 ministers are sworn into office in Nairobi.(AFP/Tony Karumba) Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 7, 2005 Thanks Q, Has anyone got hold of the programm the PM distributed to the parliment? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 7, 2005 What do u think of this. List: Wasiirka Dib u heshiisinta Jaaliyadaha Dibada Sh Adan Sh Maxamed is this right? Are we fighting in the diaspora? They should rephrase this to " Wasiirka isku xirka jaaliyadaha dibada" or something else. We are simply disintegrated but not in a fight like back home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 7, 2005 I think its the same list but with more ministers. It seesm they will pass it this time Insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 7, 2005 Raysul wasaaraha Soomaaliya Pro Cali Maxamed,Geedi ayaa Maanta magacaabay Xubnaha Galaha Wasiirada Jamhuuriyada Soomaaliya: Raysulwasaare ku xigeeno & Wasiiru doowlo yaal iyo Wasiiro ku Xigeeno isagoo ugu dhawaaqay Sidan , Raysulwasaare ku xigeenada 1-Rasul Wasaare Ku xigeen Eng Xusseen Maxamed Faarax Caydiid 2-Dr Maxamed Cabdulaahi Jaamac Sifir 3-Dr Saalim Caliyoow Ibroow Wasiirada Wasaaradaha 1-Wasiirka Arimaha Dibada Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil 2-Wasiirka Arimaha Gudaha Eng Xussen Maxamed Faarax Caydiid 3-Wasiirka Garsoorka Sh Adan Maxamed Nuur 4-Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax 5-WasiirkaTastuurka& Arimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** 6-Wasiirka Qarshaynta Qaranka& Iskaashiga Gobolka Cabdi Risaaq Cismaan Xasan 7-Wasiirka Horumarinta Daryeelka Qoyska Fowziyo Maxamed Sh Ibraahin 8-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Ibraahin Maxamed ***** 9-Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud 10-Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax 11-Wasiirka Batroolka Yusuf Maxamed Axmed Xaraare 12-Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeenta Cusmaan Xasan Cali Caato 13-Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Cali Ismaaciil Cabdi Giir 14-Wasiirka Cirka iyo Dhulka Ibraahin Adan Xasan 15-Wasiirka Gaashandhiga C/raxmaan Maxamed Cali 16-Wasiirka Ganacsiga Al Xaaj Muse Sudi Yalaxow 17-Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamed Salaad Nuur 18-Wasiirka Horumarinta Iskaasha tooyinka Maxamed Cabdulaahi Kaamil 19-Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Agoonta Xussen Ceelaabe Faahiye 20-Wasiirka Tamarta Maxamed Nuuraani Bakar 21-Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac 22-Wasiirka Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax 23-Wasiirka Dhulka iyo Deegaamaynta Moowliid Macaane Maxamuud 24-Wasiirka Horumarinta Reer Miyaga Maxamed Maxamuud Guulayd Gacmodheere 25-Wasiirka Dib u dhiska iyo dib u dajinta Bare Adan Shire Bare Hiiraale 26-Wasiirka Caafimaad Dr Cabdi Casis Sh Yusuf Sh Ibraahin 27-Wasiirka Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble 28-WasiirkaTacliinta Sare Xussen Maxamed Sh 29-Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Cabdi Xaashi Cabdulaahi 30--Wasiirka Deegaanka& Maraynta Aafooyinka Maxamed OsmanMaye 31-Wasiirka Iskaasho Goboleedka Ismaaciil Maxamed Hure Baoobaa 32-Wasiirka Hantida Qaranka iyo qalabaynta Maxamuud Sayid Adan 33-Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjogta Maxamuud Maxamed Xayd 34-Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Kaamil 35-Wasiirka Dib u heshiisinta Jaaliyadaha Dibada Sh Adan Sh Maxamed 36-Wasiirka Lacagta Dr Cabdi Kariim Axmed Cali 37-Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin 38-WasaaradaAwqaafta Arimaha Diinta Cumar Maxamed Finish 39-Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Saalax Cali Faarax 40-Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Cabdulaahi Jaamac Daakir 41-Wasiirka Cilmiga iyo Tajnoolijiyada Xasan Jaamac Wasiiru Doowlayaasha waxa ay kalo Yihiin Sidan: 1-Ibraahin Sh Cali Xaafuun Dibada 2-Dr Qaalid Cumar Cali Xafiiska Madaxwaynaha 3-C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane Xafiiska Raysul Wasaaraha 4-Maxamuud Xareed Gaashaandhiga 5-C/rixmaan Adan Ibi Baarlamaanka& Xukuumada Wasiiro ku Xigeenada waxa ay kalo Yihiin Sidan 1-Wasiiru ku xigeenka Arimaha Dibada Xasan Axmed Jaamac 2-Arimaha Diinta iyo Awqaafta Sh Maxamed Nuur 3-Badroolka Ibraahim Xuseen Cali Saalax 4-Beeraha Maxamed Cali Bilaal 5-Boostada iyo Isgaarsiinta C/kaafi Macalin Xasan 6-Caafimaadka Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle 7-Dalxiiska & Duurjoogta Geele Maxamed Adan 8-Amniga Qaranka Cabdi Rashiid Maxamed Xidig 9-Tastuurka iyo Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan 10-Dhalinyarada Isboortiga Bashiir Maxamed Adan 11-Dib u dhiska iyo dib u dajinta C/kariim Cige Guuled 12-Gaashaandhiga Cumar Adan Xasan 13-Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cabdulaahi Axmed Cabdulle 14-Ganacsiga Amiin Axmed Sh 15-Garsoorka Yuusuf Maxamed C/qaadir 16-Howlaha Guud iyo Guryeenta 17-Wasaarada Tacliinta C/rixmaan Maxamed 18-Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Cabdi Axmed Dhuxuloow 19-Dhaqan Celintaiyo Tababarada Maleeshiyooyinka Dr Xasan ***** Yacquub 20-Iskaashi Goboleedka Deeqo Jaamac Col ujoog 21-Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Dr C/qaadir Nuur Caraalle 22-Maaliyada Maxam,ed Xasan braahin 23-Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga Ciise Wehliya Maalin 24-WasaaradaShaqada iyo Shaqaala C/qaadirSh Maxamed Nuur 25-Wasarada Warfaafinta Salaad Cali Jeele 26-Wasaarada Warshadaha Cabdulaahi Cabdi 27-Wasarada Arimaha Gudaha Fahgmo Axmed Nuur 28-Wasaarada DakedahaGaadiidka Bada Xirsi Adan Rooble 29-Wasaarada HantidaQaranka iyo Qallabaynta Maxamed ***** Yaroow 30-Wasaarada Dib u heshiisiintaiyo Jaaliyada DibaDA Maxamed Cismaan Qudub 31-Wasaarada Waxbarashada Muqtaar Maxamed Yuusuf 32-Wasaarada Horumarinta Miyiga Saciid Xasan Shire 33-Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Cabdi 34-Wasaarada Tamarta Maxamed Sh ***** 35-Wasaarada Lacagta Mire Xaaji Faarax 36-WasaaradaDaryeelka Naafada iyo Agoonta Maxamed Jaamac 37-Wasaarada Horumarinta Iskaashatooyinka Xuseen Maxamuud Musse 38-Wasaarada Dhulka iyo Deegaamaynta Xuseen Cabdi Salaad 39-Wasaarada Hidaha iyo Dhaqanka Khdiijo Maxamed Diiriye 40-Wasaarada Cilmiga iyo Tijnoolajiyada Xussen Maxamed Xuseen 41-Wasaarada Deegaanka iyo Maraynta Aafooyinka Maxamed Cali Daahiye Ku noqo beejka Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho cabdishakuur@dayniile.com webmaster@dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 7, 2005 Duke, Did MP Zakariya got position for himself, the man who became famous for his voice on the BBC depate/fight with his "Makarafoonka yay igu dhufanee iga qabo horta nagtaa".... If not im very dissappointed, feel sorry for him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 7, 2005 I don't know whether to laugh at this satirical line up or to feel sorry for the poor man. The first obvious problem that he will face include, the problems about overlaping of responsiblities. The second is financing the day to day operations of 91 Ministers of the same powers and levels, whom each need an office and budget of their own and employees. And third, corruption. He had a huge task infront of him already, but this just makes it that more difficult for him, if you ask me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nationalist Posted January 7, 2005 Qorshel, I don't think he is. Thouhg he displayed some genuine Rer Mugdi Mudugnimo on BBC for everybody to listen. Quote Share this post Link to post Share on other sites