Jacaylbaro Posted April 12, 2008 Paris(Qaran)-Waxa isi soo taraya hawl-galka Xafiis ka dhawaan laga furay dalka Faransiiska ee Somaliland furatay, kadib markii Safiirka loo magacaabay Maxamuud Saalax Nuur soo gaadhay caasimada Paris . Isaga oo waajibaadkiisa gudanaya wuxu la kumay bishii March 31'keedii 2008 Waaxda Afrika u qaabilsan Bari/Badhtamaha/iyo Indian Ocean ee Wasaarada Faransiiska , Ms Legal iyo xafiiska xidhiidhka (Somali Desk) ee Geeska , M.Thierry Caboshe . Marka Hore iyada oo si diran loogu soo dhaweeyay Wasaarada Arrimaha Dibada , waxay labada dhinac isla soo qaadeen arrimo badan oo ay iskaashi ka yeeelan karaan , sidda luqada faransiiska looga hirgalinlahaa Somaliland , iskaashi dhinaca dhaqanka iyo waxyaabo kale oo badan . Wakiilka Somaliland , M.Maxamuud Saalax (Fagadhe) waxuu u gudbiyay Waaxda Arrimaha Dibeda ee Faransiiska waaraqaha aqoonsiga ee uu ka waday dalkiisa , waxa kale oo ka mahad naqay sida diiran ee loogu soo dhaweeyay dalka France . Intaa kadib , labada dhinac waxay carabka ku dhufteen dhinacyada la rabo inay iskaashi buuxda ka yeelan doonaan . M.Thierry Caboshe oo ah isu-duwaha-geeska Afrika oo dhawr dal uu qaabilsan Dawlada Faransiiska (sidda Somali Deska) ayaa isna dhinaciisa ka war bixiyay hawlaha mustaqbalka dhow ee Dawlada Faransiisku rabto inay ku talaabsato oo si gaar uu carabka ugu dhuftay Tacliinta Sare , dhaqanka iyo sidii looga furi lahaa Somaliland xidhidhka Alliance Française oo ah hirgalinta silsilida -af-barashada afka faransiiska , oo ah Hayad wayn oo ay faransiisku ku baahiyaan aduunka Waxa ku weheliyay Wakiilka , M.Maxamuud Saalax , kulankaa lataliyaha Xafiiska M.Youssouf Karieh iyo Xoghayha 1aad M.Ali Ismaaciil . Wuxu is-aragu ku dhamaaday heer sare oo is-afgarasho iyo qadarin leh ku dheehantahay . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted April 12, 2008 LOOOOOOOOOOOOOOOOOL hahhahah. This is almost as funny as your "Secessionistland airforce" thread. Wallahi you made my day with this comedy. Well done. Can't wait to share it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted April 13, 2008 Originally posted by somalipride: LOOOOOOOOOOOOOOOOOL hahhahah. This is almost as funny as your "Secessionistland airforce" thread. Wallahi you made my day with this comedy. Well done. Can't wait to share it. You're bitter Let my people go. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted April 13, 2008 "Meet Your Ambassador" Jacayl, that sounds like a quote by Duke. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted April 13, 2008 well ppl in the same profession, speak the same lingo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 13, 2008 ^Half of the time I don't know what yu say, but somehow you make the most sense! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 13, 2008 I didn't know all of you will be happy ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 13, 2008 Mohamed Salaax Nuur (Fagadhe) is a true Somalilander and a statesman. He is one of the few Somalilanders that still command respect and admiration in the ever dog-eat-dog politics in Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted April 13, 2008 Originally posted by Libaax-Sankataabte: "Meet Your Ambassador" Jacayl, that sounds like a quote by Duke. I was thinking the same. Mimicking Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted April 13, 2008 Originally posted by Libaax-Sankataabte: "Meet Your Ambassador" Jacayl, that sounds like a quote by Duke. He didnt have 'Exclusive Pics' in the title though Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 13, 2008 Originally posted by Libaax-Sankataabte: "Meet Your Ambassador" Jacayl, that sounds like a quote by Duke. No it doesn't sxb ,,,,,,, it is an English word used by everybody. Quote Share this post Link to post Share on other sites