Somalina Posted November 11, 2010 Waxay ku sugan yihiin Muqdishu before safarka dibadana waa la yidhi ma garatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 11, 2010 dibada means outside the country mala qolada jidbaale qorta wa somalilanders assal ah ooh is qarinaya. tallow ya liibaan runta u sheega inay hogaankisu tageen foreing country Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 12, 2010 No Xaaji, dibada means OUTSIDE, dibada wadanka = outside of the country. Soomaligii ayaa idinka lumey xataa. Waa mucjiso aduun. p.s. SL lagama hadlinba, this is a Somali affair, kindly keep out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 12, 2010 Nina kan waxba fahmimaayo, haa ku daalin Inuu Somalidiidka meel kasoo galiyo uun buu rabaa, JB waa attention seeker, ana waa ikan weeye sheekadiisu, ana waa ikan First, SSC Leadership are going to Capital City Mogadishu seeking advice and coordinating with Federal Somali government before their foreign trip Therefore SSC leadership are going to visit several countries (Kenya, Ethoipia, Djibouti, and Qatar) VIA Mogadishu as transit point Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 12, 2010 Originally posted by NinaNC: No Xaaji, dibada means OUTSIDE, dibada wadanka = outside of the country. Soomaligii ayaa idinka lumey xataa. Waa mucjiso aduun. p.s. SL lagama hadlinba, this is a Somali affair, kindly keep out. Well said Nina, tell them we talking about Somalia, it doesn't concern Somalidiid Hada afsoomaaligeena waa ka lumay somalidiidkii, cajiib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 12, 2010 Waftigan ayaa lagu wadaa inay kala xaajoodaan Madaxda Soomaaliya arimaha guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan mandaqada SSC, waxaana hogaanka SSC uu horey u cadeeyey inuu ka tirsan yahay taageersan yahayna dawladda KMG ah iyo hanaanka dawladnimo ee Soomaaliya ka hanaqaaday, waxaana lagu wadaa inay heshiisyo dhaxal ngal ah soo wada gaadhaan labada dhinac. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted November 12, 2010 @ Liibaan. Meel walba in laga maqlo ayey doonaayaan bilaa invitation kawaran! maalin walba waa in loogu celceliyo take your triangle n bounce! haddii kale isbaaro ayay la soo ordaayaan meel walba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 12, 2010 Nina, Waa runtaa meel kasta oo ee somali ku kuwada hadlaso, qeyladooda ayee lasoo dhex galayaan Somalidiidku waxa ee na lee yihiin Soomaali ma rabno, hadana waa nadaba ordayaan oo naga ma hadhayaan Dalkeena Somalia ayee isku dhadhajiyaan , mana rabaan inay soomaali wax la qabsadaan Bal aduu meel u raac... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted November 12, 2010 Liibaan: Soomaalidu sidaa uma kala foga ee bal cagta u yara dhig, xataa qoladan xag jirka ah ee Soomaalinimada ka cararaya; waxaan hubaa markuu marqaanku ka yare dego inay eheladooda Soomaaliyeed dib u soo miciin bidi doonaan. They must/should be comfortable with their skins and who they really are and aint they still Somalis after all these elusive, and futile exercises for recognition? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 12, 2010 Taleexi, Siyaasiinta iyo taageerayaashooda uun baa laga hadlayaa, shacabka soomaaliyeed waa hal ummad , ul iyo dirkeed, dakeenu sina uma kala maarmaan, dadka rayid ka danbi malalha. Waana runta shacabka soomaaliyeed waa dad walaalo ah oo wada dhashay, dhamaantood ( SSC, Awdal, Woqooyi Galbeed, Soomaali Galbeed, Galmudug, Puntland, Hiiraan, Banaadir, Shabelle, Bay&Bakool, Juba, Djibouti iyo NFD) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 12, 2010 Originally posted by Taleexi: Liibaan : Soomaalidu sidaa uma kala foga ee bal cagta u yara dhig, xataa qoladan xag jirka ah ee Soomaalinimada ka cararaya; waxaan hubaa markuu marqaanku ka yare dego inay eheladooda Soomaaliyeed dib u soo miciin bidi doonaan. They must/should be comfortable with their skins and who they really are and aint they still Somalis after all these elusive, and futile exercises for recognition? war iska daa niyo wanu u bahanahay dad na neceb eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted November 13, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: war iska daa niyo wanu u bahanahay dad na neceb eh Cuqdada iska saar Xaji Xun juf, maxaad sidii dhoo.cil yar ugu dhaqantaa, cid ku neceb majirtu, cid ku jecal na majirtu Soomaali Maxamed kaama naqaan, markaa dadkaaga dhinac ka raac, waxbana haa xanaaqin hana is fogeyn Dalkaaga Somalia aamin, Dadkaaga Somalidana ah wax la qabso, Quote Share this post Link to post Share on other sites