Sign in to follow this  
Liibaan

Hogaanka SSC OO U Baxay Safaro Dibada Ah OO Muhiim Ah Kuna Sugan Muqdisho

Recommended Posts

dibada means outside the country mala qolada jidbaale qorta wa somalilanders assal ah ooh is qarinaya. tallow ya liibaan runta u sheega inay hogaankisu tageen foreing country

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

No Xaaji, dibada means OUTSIDE, dibada wadanka = outside of the country.

Soomaligii ayaa idinka lumey xataa. Waa mucjiso aduun. smile.gif

 

p.s. SL lagama hadlinba, this is a Somali affair, kindly keep out. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Nina kan waxba fahmimaayo, haa ku daalin

 

 

Inuu Somalidiidka meel kasoo galiyo uun buu rabaa, JB waa attention seeker, ana waa ikan weeye sheekadiisu, ana waa ikan

 

First, SSC Leadership are going to Capital City Mogadishu seeking advice and coordinating with Federal Somali government before their foreign trip

 

Therefore SSC leadership are going to visit several countries (Kenya, Ethoipia, Djibouti, and Qatar) VIA Mogadishu as transit point

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by NinaNC:

No Xaaji, dibada means OUTSIDE, dibada wadanka = outside of the country.

Soomaligii ayaa idinka lumey xataa. Waa mucjiso aduun.
smile.gif

 

p.s. SL lagama hadlinba, this is a Somali affair, kindly keep out.
icon_razz.gif

Well said Nina, tell them we talking about Somalia, it doesn't concern Somalidiid

 

 

Hada afsoomaaligeena waa ka lumay somalidiidkii, cajiib

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Waftigan ayaa lagu wadaa inay kala xaajoodaan Madaxda Soomaaliya arimaha guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan mandaqada SSC, waxaana hogaanka SSC uu horey u cadeeyey inuu ka tirsan yahay taageersan yahayna dawladda KMG ah iyo hanaanka dawladnimo ee Soomaaliya ka hanaqaaday, waxaana lagu wadaa inay heshiisyo dhaxal ngal ah soo wada gaadhaan labada dhinac.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D @ Liibaan.

Meel walba in laga maqlo ayey doonaayaan bilaa invitation kawaran! maalin walba waa in loogu celceliyo take your triangle n bounce! haddii kale isbaaro ayay la soo ordaayaan meel walba :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Nina,

 

Waa runtaa meel kasta oo ee somali ku kuwada hadlaso, qeyladooda ayee lasoo dhex galayaan

 

Somalidiidku waxa ee na lee yihiin Soomaali ma rabno, hadana waa nadaba ordayaan oo naga ma hadhayaan

 

Dalkeena Somalia ayee isku dhadhajiyaan , mana rabaan inay soomaali wax la qabsadaan

 

 

Bal aduu meel u raac...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   
Liibaan: Soomaalidu sidaa uma kala foga ee bal cagta u yara dhig, xataa qoladan xag jirka ah ee Soomaalinimada ka cararaya; waxaan hubaa markuu marqaanku ka yare dego inay eheladooda Soomaaliyeed dib u soo miciin bidi doonaan. They must/should be comfortable with their skins and who they really are and aint they still Somalis after all these elusive, and futile exercises for recognition?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi,

 

Siyaasiinta iyo taageerayaashooda uun baa laga hadlayaa, shacabka soomaaliyeed waa hal ummad , ul iyo dirkeed, dakeenu sina uma kala maarmaan, dadka rayid ka danbi malalha.

 

Waana runta shacabka soomaaliyeed waa dad walaalo ah oo wada dhashay, dhamaantood ( SSC, Awdal, Woqooyi Galbeed, Soomaali Galbeed, Galmudug, Puntland, Hiiraan, Banaadir, Shabelle, Bay&Bakool, Juba, Djibouti iyo NFD)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Taleexi:

Liibaan
: Soomaalidu sidaa uma kala foga ee bal cagta u yara dhig, xataa qoladan xag jirka ah ee Soomaalinimada ka cararaya; waxaan hubaa markuu marqaanku ka yare dego inay eheladooda Soomaaliyeed dib u soo miciin bidi doonaan. They must/should be comfortable with their skins and who they really are and aint they still Somalis after all these elusive, and futile exercises for recognition?

war iska daa niyo wanu u bahanahay dad na neceb eh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

war iska daa niyo wanu u bahanahay dad na neceb eh
:D

Cuqdada iska saar Xaji Xun juf, maxaad sidii dhoo.cil yar ugu dhaqantaa, cid ku neceb majirtu, cid ku jecal na majirtu

 

Soomaali Maxamed kaama naqaan, markaa dadkaaga dhinac ka raac, waxbana haa xanaaqin hana is fogeyn

 

 

Dalkaaga Somalia aamin, Dadkaaga Somalidana ah wax la qabso,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this