MoonLight1 Posted May 14, 2009 Dr. C/qaasim Salaad Xasan: “Caalamka iyo gudahaba si wadajir ayaan uga hortageynaa kuwa dagaalka ka magaalada Muqdisho” Mugadishu hamiis, 14May 2009 SMC Ex-Madaxweynihii Dowladdii TNG-da Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ku sugan dalka Masar magaaladiisa Qaahira ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho, isagoona sheegay inaan xilligan loo dulqaadan karin dagaallo mar kale ka dhaca Muqdisho xilli ay dalka ka baxeen ciidamada Dowladda Itoobiya. Waxa uu sheegay Dr. C/qaadir Salaad Xasan inuu xiriiro la sameeyay Dowladda iyo kooxaha mucaaradka oo uu ka mid yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys, isagoona sheegay inuu kala hadlay sidii looga shaqeyn lahaa nabadda iyo dib u heshiisiinta, hase yeeshee C/qaasim waxa uu sheegay in dagaalkan Muqdisho ka bilowday aanu garaneyn in shisheeye ka dambeeyo. “Waa la ogaan doonaa kooxaha la dagaalamaya Dowladda Madaxweyne Sheekh Shariif inay ka amar qaataan shisheeye iyo in kale” ayuu yiri C/qaasim Salaad Xasan oo sheegay in isaga qudhiisa uu dadaal u galay sidii ciidamada Itoobiya dalka looga saari lahaa, wuxuuna caddeeyay in arrintaasi uu geeyay Q/Midoobay sidii ay gacan uga geysan lahayd. Dhinaca Dr.C/qaasim Salaad Xasan ayaa ugu baaqay Dowladda iyo kooxaha mucaaradka ah inay joojiyaan dagaalka, wuxuuna sheegay in wixii khilaaf ah ee u dhaxeeya ay ku dhameystaan wadahadal. Mudadii ay dagaalada Muqdisho socdeen, ayuu Dr. C/qaasim tacsi u diray dhammaanba eheladii ku waxyeelowday dagaalada, wuxuuna ka dalabaday dhinacyada iska horjeed inay shascabka dushiisa ka baxdo. somaliweyn.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 14, 2009 This is not the time to hold the stick in the middle, it is about time he tells his cousin Xasan Dahir Aweys to stop the death and distruction of Mogadishu. Why speak when you do not condemn the aggressor? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted May 14, 2009 thats exactly what I was thinking about, the guy is playing "Lugtana jecli, lagana jecli". Or in muqdishani term "Calina gar leh, Caydiidna jid leh" Its very hypocritical language he is using. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted May 14, 2009 "Calina gar leh, Caydiidna jid leh" This would have been funny if it was not so tragic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 14, 2009 Too little too late, he should have came out long time ago if he really means what he saying now. " waxaa la ogaan doonaa" ku yeh. It's all known who these misguided guys take their orders from, who is he kidding.. Quote Share this post Link to post Share on other sites