Sign in to follow this  
Hassan6734

New Masjid to be built in Galkayo

Recommended Posts

Hunguri   

Gheele :D . Sxboow waligaa ma aragtay General Duke oo Masaajid ama Malcaamad soo sawiraya lol Waar Masaajidku xaggee kaa dhaafay General?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

loool General-ku dee waa nin dhib badan. Markaa haduu maqqanyahay iyo haduu joogaba waa in taariikhdiisa laga sheekeeyaa :D Gheele, ninka Jacaylbro la yidhaahdo waa Faisal Ali Waraabe oo internet-kii bartay :D Aniga i waydii lol waliba madaxa ayay isaga eg yihiin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

loooooool waaryaahee xilligaana masoo jeedaa smile.gif . Waniyow, malaha Rayaale group4 security guard ayaad u shaqqaysaa. Odaygii waxan maqlay Kuwait ayay geeyeene maxaa ka jira ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Faisal Ali Waraabe horta madaxii ma waynaaday ? Waxa la yidhi islaan fooxa ugu rida, ayaa waxay ku tidhi. Waxaad madaxwayne noqonaysaa marka madaxu ku waynaado sida Daahir Rayaale Kaahin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

P/S-land baan faankooda qaati ka taagneen, oo hadana ma Galmudu baa ku soo biirtay. Dee anigana waa inan bilaabaa maamulka la magac baxay Dowlad goboleedka farataag, buunbuunintiisa. :D naga daaya nimanyohow, JB & GD are enough to handle.

 

 

Waxaa maanta lagu doortay maamulka Dowlad goboleedka Farataag madaxweyne cusub, madaxweynahaas oo lagu magacaabo General Muunye, waa nin ka tirsanaa ciidamadii xooga dalka soomaaliyeed, wuxuuna wax ku soo bartay Masar iyo Burkina faso.....Sii aqri

 

Sources:qooraweyne.c om

 

41669_1123607620.jpg

Meet Gen Muunye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this