Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 15, 2007 It is unfortunate, the slow declining of historical Baardheere town. Now, its heart, the buundo that linked the two parts of the town as well as the wider region of Gedo, NFD and Jubbooyinka is broken. Buundadaan gumeysigii Talyaaniga ayaa dhisay, dowladihii Soomaaliyeedna cusbooneysiiye and the final renovation took place during the UNISOM years of early '90s. ------------- Baardheere 14 Oktoobar, 07 - Waxaa Gabi ahaanba go'day buundadii degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo gabo ahaanba ay istaageen gaadiidkii iyo dadkii ka gudbi jirey buundadaasi sida uu ku soo waramayo wariyaha shabelle ee gobolka Gedo, Saalixi. Buundadii degmada Baardheere oo halbowle dhinaca nolosha ah u aheyd kumanaan dad ah isla markaana isku xiriirisa isku socodka dadka iyo gaadiidka u kala goosha deegaano ka tirsan gobolada Gedo, Jubbooyinka iyo dalalka dariska ah ayaa shalay galinkii dambe go'day, waxaana gabi ahaanba istaagay dhamaan isku socodka dadka, xoolaha iyo gaadiidka. Dhacdadaan ayaa timid ka dib markii shalay galinkii dambe ay mar qura ah mareen in ka badan 10 baabuur oo xamuul ah, kuwaasi oo ku sii jeeday dhinaca magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, taasina ay keentay in mar qura alwaaxdii iyo birihii isku hayay buundada ay go'aan isla markaana ay ku dhacaan biyaha wabiga. Daahir Yuusuf oo ka mid ah Mas'uuliyiinta degmada Baardheere kana mid ah boqolaal dad ah oo shalay galinkii dambe isugu soo baxay hareeraha wadada ayaa dareenkiisa ku muujiyay sida uu uga xun yahay dhibaatooyinka adag ee dhinaca nolosha ah ee soo foodsaaray dadka deegaanka. Waxa uu ka codsaday hay'adaha samafalka iyo cid kasta oo gacan ka geysan karta in dib loo dhiso buundadaasi ay ku soo biiriyaan wixii ay awoodaan. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 15, 2007 They should be able to maintain,and repair the bridge, how lazy are these people, wax loo dhiso mooye mindhaa far madhaajin karaan, :mad: who are they waiting for? kumaysigii talyaaniga! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 15, 2007 Dabshid, Even SL and PL hardly maintain the national economic infrastracture of Somalia that fall under their control like ports, roads, bridges, etc. This is still an unfair benchmark for the people of Bardhere since the two entities have a system of taxaton and relative peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
umu zakaria Posted October 15, 2007 Ooh poor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 15, 2007 It is the somali mentality that nobody cares for the public infrustructe, same in PL and SL. Nobody bothered this bridge since Unison, 90s!. it is like they are waiting for miracles to fix it. I am sure the people in Bardhere if they come together, they can fix it. Quote Share this post Link to post Share on other sites