Allamagan Posted April 23, 2007 ..ey iyaga iasaga soo bexeen halkaa [kismaayo] kadob xeelad dagaal Nin laga adkaaday warkiis ahaa! Anyway..I think this guy's days are numbered, Kismayo will never be peace as long as this dude is the town. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted April 23, 2007 ^^Maya anigaa ka baxay iyo maya anagaa kaa bixinney armey dhiillo hor leh keentaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted April 23, 2007 loooool@....afguduud.....maalin walba isagu ma xeelad dagaal buu marmarsiiyo ka dhigtaa? Xeelad dagaal oo dhowr km dib loo durko ayaan maqalnay ee ma waxaa hadda soo baxday mid 500km ka badan dib loo cararo, sidaan maqlay Xamar buu ku soo socdaa isaga iyo xayntii dhallinyarada masaakiinta ah ee la soo waalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted April 24, 2007 Originally posted by Paragon: ^^Maya anigaa ka baxay iyo maya anagaa kaa bixinney armey dhiillo hor leh keentaa? Ma umaleynayo inaay dhiilo keeni karto, koleey soo noqoshadiisa ayaa loo baryayey. Ciddi kale ha soo noqoto balse ninkaan yuusan ku soo noqonin magaalada. He is wanted dead or life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 24, 2007 So you saying Kismayo is GONE ,,,,,,,,,,,,, What is next ????????? , Hmmmmmmmmm ,, i'm wondering Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted April 24, 2007 inailaahi rajicuun , it took more than 15 lives to solve an issue of a stolen car ilaahay hanoo naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites