Xaaji Xunjuf Posted June 26, 2010 Dhegeysi wacan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 26, 2010 Calan diiqiyo loo bixiye oo dooni lala raacay Waaki daluun naga dhace duhur aad geysene Daba koonfur naga soo maro waan damqanaynaye Dib dabaysa inay no dagan deelka kuma ataale Dib dabaysa inay no dagan deelka kuma ataale Inkastow dagaalo adag loo dooniye lugu wayee Oo dhiig dad loo gu so hellay oo damac aan dugooobin Maanta dawlad baan nahay xoroon cidii na diidayne Maanta dawlad baan nahay xoroon cidii na diidayne Somaliland wata dagtay gaadhay dunidiye Distuur iyo sharci aan leenahay kala danbeyntiye Loo diyaargarow doorashade dagaladeeniiye Nin waliba xisbigu damca ayuu doorkan galaye Wa dimuqradiya ma jiro duudsin iyo been eh Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja Distuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja Ragga ba damacu kala leexiya dayin abidkiye Damirki ki lihi se wu ogyahay dawgu marayaye Dariiq ba iidin furan xaq oo cidiina diidayne Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja Distuurkiyo iyo sharciga raaca oo dawlad nimo muuja Xisbiyada is diiwaangelinaya dulun dul caynaya Qaar ba dantooda uun watta idin daryeeleyn Shacbiyo dareen yeesha oo yanay idin duufsan Isku duubnidina iyo midnima yaana la idinkala daadin Distuurkiyo iyo sharciga dhawra oo dawlad nimo muuja Distuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja Dawladnimo wa deeq allah iyo dawo iyo nuur eh Daganasho iyo nabbada wa inan daryeelaye Dadweyna ninku xusha aya fuula dabaq dheer eh Ha yeeshe darjik lugu ma hello darajo sheikhow Dastuurkiyo iyo sharciga dhawra oo dawlad nimo muuja Dastuurkiyo iyo sharicga raaca oo dawlad nimo muuja Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted June 26, 2010 waa meel saaxi ah , sarbeebta khaladka ahi ka maqantahy .. afrikooy huruddooy dawodaada hargeisa taalla .. law&order .. afkaaga camelmilkthread lagu qabay.. muslim macnaheedu waa baarrinimo iyo kaladambeyn.. Quote Share this post Link to post Share on other sites