Sign in to follow this  
ANWAR

Demonstrations in sool and sanaag

Recommended Posts

ANWAR   

17, Jan.07 ( Sh.M.Network)

 

Qeybo ka mid ah gobolada Sool iyo Sanaag ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo dowladda Somalia, loogana soo horjeedo banaanbaxyo shalay ka dhacay magaalooyin ka tirsan Somaliland.

 

Boqolaal dad ah ayaa isugu soo baxay magaalooyin ku yaala Sool iyo Sanaag, kuwaasi oo watay boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo ay ku taageerayaan dowladda Somalia.

 

Banaanbaxaan oo ay soo abaabuleen maamulka gobolka Sanaag ayaa waxa uu ka dambeeyay isla markaana uu lidi ku ahaa banaanbaxyo shalay ka dhacay magaalooyin dhowr ah oo ku yaala maamulka Somaliland oo lagu diidanaa Dowladda Somalia.

 

Nabadoono ka qeyb qaatay banaanbaxaasi ayaa waxa ay ka jeediyeen bayaan ugu muhimsanaa in Somalia ay tahay mid, isla markaana sheegashada Somaliland ay tahay mid aan waxba ka jirin.

 

Banaanbaxaan ayaa ku soo beegmay xilli maamulka Somaliland uu shalay banaanbaxyo ka sameeyay magaalooyin dhowr ah oo lagu gubay calanka Somalia.

 

flag.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Why are you disrespecting Mr Yusuf by pretending to be him, saaxib?

 

If you are him on the other hand.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^^^presidentofsomalia

 

Waa iska cadahay in goboladaas ay tageersan yihiin midnimada iyo isku duubnaanta umadda Soomaaliyeed. Danaystayaasha ku dhex jira ee calooshooda u shaqaystana inta badanna bulshada beenta ka sheega waa in shaqo laga qabto. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar hadaaftimo oo keliyaa laga mudaaharaaday maxaad uga dhigaysaa wax weyn maad hadalka sidiisa u sheegtid ............ and i don't mind haddii ay ra'yigooda muujiyeen inkastoo aanay u dhamayn

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

BANNAAN-BAX KUSAABSAN DOONISTA ICTIRAAFKA SOMALILAND OO KA DHACAY MAGAALADA CEERIGAABO EE CAASIMDA GOBOLKA SANAAG

 

CeeriMudaharaad4.jpg

 

CeeriMudaharaad2.jpg

 

CeeriMudaharaad1.jpg

 

Maayarka degmada Ceerigaao Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa ugu horrayn fagaarahaas kala hadlay bulshada reer Sanaag ee isugu soo baxday..

 

 

CeeriMudaharaad5.jpg

"Calankani Somaliland naf iyo maal badan ayuu qabaa"

 

qarannews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this