ANWAR Posted January 17, 2007 17, Jan.07 ( Sh.M.Network) Qeybo ka mid ah gobolada Sool iyo Sanaag ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo dowladda Somalia, loogana soo horjeedo banaanbaxyo shalay ka dhacay magaalooyin ka tirsan Somaliland. Boqolaal dad ah ayaa isugu soo baxay magaalooyin ku yaala Sool iyo Sanaag, kuwaasi oo watay boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo ay ku taageerayaan dowladda Somalia. Banaanbaxaan oo ay soo abaabuleen maamulka gobolka Sanaag ayaa waxa uu ka dambeeyay isla markaana uu lidi ku ahaa banaanbaxyo shalay ka dhacay magaalooyin dhowr ah oo ku yaala maamulka Somaliland oo lagu diidanaa Dowladda Somalia. Nabadoono ka qeyb qaatay banaanbaxaasi ayaa waxa ay ka jeediyeen bayaan ugu muhimsanaa in Somalia ay tahay mid, isla markaana sheegashada Somaliland ay tahay mid aan waxba ka jirin. Banaanbaxaan ayaa ku soo beegmay xilli maamulka Somaliland uu shalay banaanbaxyo ka sameeyay magaalooyin dhowr ah oo lagu gubay calanka Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted January 17, 2007 Why are you disrespecting Mr Yusuf by pretending to be him, saaxib? If you are him on the other hand....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted January 17, 2007 ^^ wht do you mean ????? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted January 17, 2007 ^^^presidentofsomalia Waa iska cadahay in goboladaas ay tageersan yihiin midnimada iyo isku duubnaanta umadda Soomaaliyeed. Danaystayaasha ku dhex jira ee calooshooda u shaqaystana inta badanna bulshada beenta ka sheega waa in shaqo laga qabto. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 17, 2007 waar hadaaftimo oo keliyaa laga mudaaharaaday maxaad uga dhigaysaa wax weyn maad hadalka sidiisa u sheegtid ............ and i don't mind haddii ay ra'yigooda muujiyeen inkastoo aanay u dhamayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 17, 2007 BANNAAN-BAX KUSAABSAN DOONISTA ICTIRAAFKA SOMALILAND OO KA DHACAY MAGAALADA CEERIGAABO EE CAASIMDA GOBOLKA SANAAG Maayarka degmada Ceerigaao Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa ugu horrayn fagaarahaas kala hadlay bulshada reer Sanaag ee isugu soo baxday.. "Calankani Somaliland naf iyo maal badan ayuu qabaa" qarannews Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 17, 2007 ^^ For time being iska banaan baxa adeeryaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted January 18, 2007 uu maxaad qabaneseyn idunkuna ma xabashi kalle baad doon dooneysiin Quote Share this post Link to post Share on other sites