Sign in to follow this  
The Zack

Puntland is getting its own flag, where is Cowke?

Recommended Posts

The Zack   

Cowke was accusing the ONLF of having its own mini flag, I wanna see what is his response now. Mr. Cowke, not only Puntland is getting its own flag now but also it will write its own anthem.

 

Puntland oo calan loo sameynayo

 

Madaxwynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa guddi gaar ah u saaray soo samaynta calankaasi iyo waliba hees astaan u ah.

 

Shir jaraa’id oo ay xubnaha guddigaasi maanta ku qabteen xaruunta madaxtooyada Puntland ayay ku sheegeen in ay dadweynaha u soo bandhigeen tartan loo qabanayo soo xulista calanka iyo midhaha heesta astaanta u noqonaysa.

 

Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo ah wasiirul dawlaha arrimaha dastuurka iyo federal-ka ee Puntland, ahna guddoomiyaha guddiga soo xulista calanka ayaa sheegay in talaabadani ay tahay mid uu dhigayo dastuurka Puntland.

 

Dr. Cabdi ayaa intaasi raaciyay in aanay ka tagi doonin calankii Somalia oo ah calanka Federalka oo ay wadaagayaan sida uu sheegeeay dhamaan dawlad goboleedyada hoos imanaya Fedralka.

 

Astaamaha calanka cusub iyo shuruudihiisa ayaa waxaa soo bandhigay guddoomiye ku xigeenka guddiga xulista calanka Maxamed Faarax Ciise Gaashaan, waxaana uu tilmaamay in calanku uu ugu yaraan ka koobnaan karo afar midab, waxaana laga rabaa qofka soo sameeya in uu macneeyo sababta uu midabkasta u doortay.

 

Calanka cusub ee Puntland ayaa loo bandhigi doonaa Barlamanka maamulkaasi oo isagu u codayn doona.

 

VOA

 

Kobtan Guji

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this