ANWAR Posted August 20, 2009 Magaalada Buulo Burte oo gacanta Dowladda soo gashay Khamiis, 20, 2009: Degmada Buulaburde(250 KM waqooyiga Muqdisho) ayaa gacanta dowladda ku soo laabatay kadib markii ay galeen ciidamada dowlada oo uu hogaaminayay General Muqtaar Xuseen Afrax. Dadweynaha magaalada oo isku soo baxay ayaa waxa la hadlay General Muqtaar Xuseen Afrax wuxuuna u sheegay in ay is dejiyan, dowrna ka qaataan sugida nabad gelyada. Generaalka iyo Ciidamada uu hogaaminayo ayaa maalmihii tagay si tartiib ah ugu soo siqayay dhanka magaalada BuulaBurte, waxaana iska horimaad uu ka dhacay saakay Bunada Buula Burte oo qolooyinka dowlad diidka ahi ay difaac ka dhigteen, waxaana u suurta gashay Ciiidamada Qaranka ineey soo jiiraan ayna gacanta ku dhigaan magaaladda. Buulo Burte waa magaalo muhim ah, oo isku xirta Gobolada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, waana magaalo isrtaatiji u ah gacan soo gelinta Gobolka Shaballeda dhexe oo deris la ah Magaalo madaxda Soomaaliya Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted August 20, 2009 According to my sources, the battle for Buulo-barde is still raging on. We'll see tomorrow. Quote Share this post Link to post Share on other sites