Sign in to follow this  
Xoogsade

Ethiopian Foot Soldiers Kidnap the Imam of XamarJadid Mosque After Friday Prayer.

Recommended Posts

Xoogsade   

Ciidamada la shaqeeya Gumaysiga oo maanta dad kala baxay Masaajid ku yaala Degmada Xamar-jajab

Beerdhiga 18.01.2008 20:13

 

Ciidamada DFKMG ah ee la shaqeeya gumaysiga Itoobiya ayaa maanta salaadii Jimcada kadib waxay xoog ku soo galeen masaajid ku yaala Degmada Xamar-jajab waxayna kala baxeen Khadiibkii Masaajidka iyo labo nin oo kale oo ka mid ahaa Jameecadii masaajidka.

 

Masaajidka Xaaji Rajab oo ku yaala Xaafad ka mid ah degmada Xamar-jajab ayaa saladii jimcaha kadib waxaa irid walba soo istaagay ciidamada DFKMG ah ee la shaqeeya gumaysiga Itoobiya waxayna Masaajidka kala baxeen Imaamkii iyo Khadiibkii Masaajidka isla marakaana ahaa Macalin dhiga Qur’aanka kariimka iyo labo Nin oo ka mid ahaa jameecadii Masaajidka.

 

Imaamka ayaa waxa lagu magacaabi jiray Sh. Bakar Cali Shuqaale waxayna ciidamada la shaqeeya gumasigu inda ugu duubeen cimaamadiisii ayaga oo sixun ula dhaqmay Imaamka iyo labada Nin oo kale inta aysan kaxaysan ka hor.

 

Todobaad kii la soo dhaafay ayay ciidamada la shaqeeya gumaysigu Degmada Xamar-jajab ka kaxaysteen Macalin Qur’aan iyo Arday dhiganaysay dugsiga ayada oo sidoo kale ay xaafadda Xoosh ka qabsadeen Macalin Dugsi Qur’aan.

 

Ciidamada gumasiga iyo kaaliye yaashooda ayaa waxaa bartilmaameed u ah Masaajidda, Dugsiyada lagu barto Qur’aanka kariimka, Macaahidda, Jaamacadaha , Iskuulada iyo dhamaan goobaha wax lagu barto waxayna si toos ah u baadi goobaan culimaa’udiinka, Macalimiinta Qur’aanka, aqoonyahanada, iyo ardayda dhigata Heerarka kala duwan ee wax barashada waxaana xirmay kadib markii ay soo galeen ciidamada gumaysiga itoobiya iyo kuwa la shaqeeya caasimadda in ka badan 1000 goobood oo isugu jira Masaajiddo iyo goobo wax lagu barto.

 

 

www.Beerdhiga.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ Are you kidding me? LOL there's no way that can actually be a real person hiding behind that monitor with this stuff..Holy jumpmin'..the stuff that comes out of people's mouths!

 

No flukking wonder this colaad won't be over unless the million Somalis[not only reer Muqdishu] that are against this invasion grow some real xiniinyo and take you criminals down.

 

Imaamka ayaa waxa lagu magacaabi jiray Sh. Bakar Cali Shuqaale waxayna ciidamada la shaqeeya gumasigu inda ugu duubeen cimaamadiisii ayaga oo sixun ula dhaqmay Imaamka iyo labada Nin oo kale inta aysan kaxaysan ka hor.

Allahu Akbar. Asagaaba nasiib leh oo Janno galay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

good job, religion is not an excuse for terrorism or dowladiidism

war haa danbaabin. waa hadatahay muslim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this