Suldaanka Posted October 31, 2009 " Qof dambi soo galay oo noo yimid, doonaya in ay halkaan ku galaan Dambi kale, ma ku noolaan karo meel ka mid ah Puntland, talaabo ayaan ka qaadaynaa, waana xiraynaa oo aan masaafuris ku sameyn doonaa xataa " Ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland oo la hadlayay Mudanayaal iyo dad kala gedisan oo manta joogay magaalada Garoowe. source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 31, 2009 Sow kuwii lahaa waa been sheekadaasu oo waxba kama jiraan ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 1, 2009 ^ Beeni sal iyo raad toona ma leh ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 1, 2009 Sheekada tuug intuusa tuug ku dhahin tuug dheh miyaa? Culima and people of Puntland have choice to make now! It is becoming clear everyday who runs pseudo lands. Quote Share this post Link to post Share on other sites