RedSea Posted October 23, 2008 soomali anbatay. During the Gumaysigii Ingriiska, alot somalis from Somaliland were transfered to countries other than theirs to work, fight etc.. We know alot somalis that were taken to 1. Wales, England, New Zealand during world war II, 2. Kenya 3. India 4. Yemen This wasn't just common to somalis but it was a common practice by the Btitish to take people from their homeland to work in other countries, that is why we have alot of Indians back in somaliland or somalis in Kenya or India who have been there since way back. How to get our people back talow. Dadkaasi Reer A.C-Gaurds waa dad Somaliland u dhashay oo ku baadiyaysan dalweynaha Hindiya Muddo ka badan qarni iyo badh ayaa boqortooyadii Nizam oo ka talin jirtay gobolka koonfurta ku yaal ee la yidhaa Ander Pradesh ama loo Soo Gaabiyo (AP), ee dalka Hindiya ay u baahdeen dad la dagaalama gumaystihii Ingriiska maadaama aanay awood u hayn iyagu inay iska difaacaan Ingriiska. Haddaba sida ay qortay Jariirada la yidhaa Chronicle India (in A.C. Guards ama African Cavalry Guards" waxa ay yihiin dad laga soo daad gureeyay xeebaha Somaliland, dadkaa la soo daabulay waxa ay halgan qadhaadh la galeen gumaysigii Ingriiska ee ka talin jiray halkaa, dadkaasi waxa ay maqaam sare ka gaadheen kuraasta sare ee boqortooyada waxaanay ilaashadeen Hidihii iyo Dhaqankii ay lahaayeen waxa ay sameysteen Urur u gaar ah oo la odhan jiray A.C Guards oo ah magac ay isku haybsadaan. read this article., Quote Share this post Link to post Share on other sites