Baashi Posted May 11, 2007 Cool heads will prevail Insha'Allah. I see people who have never set foot on Kismayo prior civil war calling the city their hometown. Not surprise there! Xiinoow awoowe iga sax waxa ila tahay waad haysaa gabaygan e: Dayfkii reerka martiyay ee daacadu soortay, Oo goortuu dibiray maalkii reerka kula dooday, Kamay duwana tay wadaan nimankan.....! That was Hargeysaawi oo ku yara laadaya niman ragooda ku jira! Dayf is arabic word meaning guest! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 11, 2007 ^^Ee goortuu dibbiray xoolihii reerka kula dooday Illeen kama duwana tan ay wadaan nimanka ******![/i] Baashow Maxamed Dheeg of Hargaysa inuu ahaa baan u mlaynayyaa...good Sharmaarke[/i] will correct us! ps--ninka waa iga qosliyey wallaahi, dalka waa lakala leeyahay'e iyo dawladda illeene'e!..that's was he was feeding snm folks in those days. Illaahow kuu naxiiriso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 11, 2007 Sxbyaal, sooner or later waa in la heshiiyaa, heshiisku suu rababa ha ahaadee. No more killing needlessly. Kismaayo ka badan dadkoo dhan oo si miyir leh in wax loo wada qaybsado ayaa habboon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 11, 2007 ^Boowe ma cid baa heshiis diiday? Heshiis waa waxa lagu noolyahay ee amar ku-taagleyn bey baladu ka timi. Originally posted by N/AA: Cidba marbay timid. Qaar haday dawladahii hore keenaan abaari dartood, kuwana iyagoo qax ah ay socdaan, dee kuwa kalena maantay socdaan. Ever heard of freedom of movement? Warka balbalaari ina-adeer. Yey dowlado hore meesha keentay yaase qax iyo marti ku yimi? MMA: Not familiar but last time I’ve been there, I met real reer waamo. Insha’alaah I’ll make a short visit there this summer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 11, 2007 ^^^ Paragon waa runtaa and I agree with you 100%. Magaaladana soomali oo dhan waa qaadaa. In magaaladaas nabad loogu wada noolaado waa danta iyo maslaxaada cidkasta. That is the position and always been the position of Reer Gedo. However, this makes no sense to a certain extend greedy and selfish people who want the whole city -they can not defend, and a city that they are the minority of course?- to their name. wax soconayan ma ahan cid ka yeelaysana ma jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 11, 2007 Kalaya waxan idin warsadey, Kismaayo konfur Afrika me ku taala - ciidamo a si socda ila iyo tobanki malmood oo laso dhafey welina ma garin, se wax uu jiraan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 11, 2007 Jujew, only Duke could answer that question... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 11, 2007 Juuj, goormaad dowlada ka xarig jaratay? Ma Asmaraad xisaabsan tahay hadda? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted May 11, 2007 ^^Dawladda dadkoo dhan baa nacay hadda...it's too transparent adeer! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted May 11, 2007 ^Waa la jiifiyaa banaan -maalinba haadkii duula raac. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 11, 2007 Originally posted by Jimcaale: Juuj, goormaad dowlada ka xarig jaratay? Ma Asmaraad xisaabsan tahay hadda? Wa yaab aduun hadan kuso arrurney ama Asmaaro ama Axmaaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted May 12, 2007 "Tolow colka jooja" - Sophist Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted May 12, 2007 Ciidamadi TFG'ga ma gareen Kisamaayo mise wei wa si socdaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted May 12, 2007 ^^War weli waanu sii socanaaye buuqa naga daa yaanan nala maqline ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted May 12, 2007 Juje, waxaan maqlay iin diyaradaha satelliteka America ay arki waayeen wax wadaada! Quote Share this post Link to post Share on other sites