me Posted May 19, 2010 Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa si weyn looga xusay gobollada SSC, maalintii nadaafada ama Qashin gurka oo ku beegnayd shalay oo bisha May ahayd 18. Maalintan oo shacabka deegankasi ku dhaqaaqo olole nadaafadeed ayaa waxa jidadka iyo wadooyinka magaalda Buhoodle laga urushay qashin tiro badan. Iyadoo ay qaybqaateen dhamaan bulshada ku dhaqan magaaladaas. Hoos ka daawo sawiradii qashin gurka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FIDHIN Posted May 19, 2010 good thing, is maalinta nadaafada, well done reer buuhoodle keep celebrating maalinta gooni isu taaga somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 19, 2010 Originally posted by FIDHIN: good thing, is maalinta nadaafada, well done reer buuhoodle keep celebrating maalinta gooni isu taaga somaliland Nice down play the effects.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 19, 2010 Well done to reer Buhudle, its a shame reer Hargaysa could not celebrate World Cleaning day as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted May 19, 2010 LAASCAANOOD Badhasaabka Gobolka sool oo tahniyad udiray Dadwaynaha Reer Sool munaasibadi 18 may Badhasaabka gobolka Sool Faarax Askar Xuseen ayaa isagoo ku hadlaya afka shacabwaynaha reer sool waxaa uu hambalyo u dirayaa guud ahaan shacabka reer somaliland gaar ahaan gobolka sool munaasibada sanad-guurada 19aad ee ka soo wareegtay lasoo noqoshadii madax-banaanida Jamhuuriyada Somaliland awgeed. Gudoomiyaha gobolka Sool Faarax Askar Xuseen ayaa waxaa uu yiri '' shacabka reer somaliland gaar ahaan gobolka sool oo meel kasto ay aduunyada ka kala joogaan waxaan u soo diirayaa hambalyo iyo tahniyad. Waxaanu leeyahay ku wada ciidda caafimaad san iyo nabadgalyo, waxaanan Illahay innooga baryayaa dhamaanteen in Illaahay caafimaadqab iyo guul inagu gaadhsiiyo sanadka sanadkiisa”. Sanad-guuradan oo ah tii sagaal iyo tobnaad ee kasoo wareegta lasoo noqoshadii madax-banaanida Jamhuuriyada Somaliland oo maanta dunida horumartay oo dhami il gaara ku eegayaa iyagoo u qaadan la,a nabadgalyada iyo dimuqraaiyada biyo dhigtay iyo deegaanada dabku ka shidmayo ee ku hareeraysan. WWW.HOLHOL.NET Quote Share this post Link to post Share on other sites